Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Wararka Maanta

RW Rooble ”Madaxweyne Xasan Sheekh waxaan ku leeyahay dalkaan ka ilaali Milkiile”

May 19, 2022
gudaha Wararka Maanta
59 3
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Muqdisho (Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay doorashadii Madaxweyne ee uu maalmo ka hor kusoo baxay Xasan Sheekh Maxamuud oo loo doortay Madaxweynaha dowladda Soomaaliya.

Mr. Rooble oo wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyay laanta Af Soomaaliga ee VOA-da ayaa waxaa uu sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu ku yimid doorasho xalaal ah oo aheyd midii ugu fiicneyd ee dalka ka qabsoontay, uuna yahay Madaxweyne Soomaali oo dhan isku heyn kara, aduunkana ku heyn kara, uuna soo hoggaamiyay dalkaan.

Ra’iisul wasaaraha ayaa ugu baaqay Madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Xasan Sheekh inuu si deg deg ah wax uga qabto amniga dalka oo uu xusay inuu marayo heerkii ugu xumaa iyo inuu wax ka qabto dhinaca dhaqaalaha dalka, isagoo tilmaamay in shaqo la’aan baahsan ay jirto xiligaan, kana shaqeyso sidii kor loogu soo qaali lahaa dhaqaalaha.

Wuxuu hoosta ka xariiqay Rooble in tala ugu muhiim uu siinayo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay tahay inuu iska ilaaliyo in uu dalka uu yeesho milkiile ama shaqsi si gaar ah awoodda dowladda wax weliba uga soo sameysanaya.

“Madaxweyne Xasan Sheekh Milkiile dalkaan ka ilaali Soomaali aday ku doorteen nin ku keensaday majiro, go’aanka adiga iyo Ra’iisul Wasaarahaaga iyo inta xukunka kula joogta kaliya ha idinku ekaado cid kale haku aaminin,” ayuu  ku yiri RW Rooble wareysiga ay la yeelatay Idaacadda VOA-da.

Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu dambeyn wareysigiisa mar kale u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka SOomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo doorashadii dhacday uga guuleystay Madaxweynihii hore ee dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

Xigasho: HalQaran

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Wararka Maanta

Cali Dheere waxba laga weydiin maayo ilaalinta hantida ummadda Soomaaliyeed

January 31, 2023
Wararka Maanta

Bangiyada Ruushka iyo Iran oo samaystay nidaam gaar ah oo ay lacagaha isugu diraan

January 31, 2023
Wararka Maanta

Isniin, Jan 30, 2023-Ciidamada Huwanta ah oo howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaano ka tirsan gobolka Mudug

January 30, 2023
Wararka Maanta

Madaxa shabakadda TikTok oo looga yeedhay baarlamaanka Maraykanka

January 30, 2023
Wararka Maanta

Isniin, Jan 30, 2023-Somaliland oo digniin u dirtay warbaahinta ka warramaysa arrimaha Laascaanood

January 30, 2023
Wararka Maanta

CALI DHEERE oo toogtay kooxdiisa Shabaab – Fallanqeyn – Allbanaadir Media

January 30, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Russian helicopter fired upon at Mogadishu Airport

    75 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Kooxo hubeysan oo caawa weerar culus ka geystay saldhig ku yaalla Muqdisho

    77 saamiyo
    La wadaag 31 Tweet 19
  • Qarax dhimasho sababay oo ka dhacay Muqdisho

    77 saamiyo
    La wadaag 31 Tweet 19
  • Somalia says 136 Al-Shabab members killed in operation

    85 saamiyo
    La wadaag 34 Tweet 21
  • Before a secret raid on an ISIS leader’s mountain cave complex, US forces ran the mission at a special recreation of the target Area

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiye ku-xigeen KMG ah (Akhriso)

January 31, 2023

Cali Dheere waxba laga weydiin maayo ilaalinta hantida ummadda Soomaaliyeed

January 31, 2023

Bangiyada Ruushka iyo Iran oo samaystay nidaam gaar ah oo ay lacagaha isugu diraan

January 31, 2023

RASMI: Tottenham Oo Hishiis Muddo Dheer Ah Kula Soo Wareegatay Pedro Porro:

January 30, 2023

Muxuu Shiikh Aadan Madoobe kala hadlay Musharaxiinta K/Galbeed (Sawirro)

January 30, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Isniin, Jan 30, 2023-Ciidamada Huwanta ah oo howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaano ka tirsan gobolka Mudug

January 30, 2023

Madaxa shabakadda TikTok oo looga yeedhay baarlamaanka Maraykanka

January 30, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Tababaraha Benfica Oo Ka Hadlay Wararka Chelsea La Xidhiidha Enzo Fernandez

January 30, 2023

Dagaal culus oo caawa ka qarxay degaano ka tirsan Galgaduud iyo Al-Shabaab oo..

January 30, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.