Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Wararka Maanta

SAWIRRO: Muxuu Axmed Madoobe kala hadlay Xildhibaanada laga soo doortay Puntland?

May 12, 2022
gudaha Wararka Maanta
60 2
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Dadka xadaaradda ilbaxnimo ehelkeeda ah waxay madaxdooda ku doortaan manifeestada ay kuwa tartamaya shacabka usoo bandhigaan iyada oo oraah iyo qoraalba isugujira, taasoo ay si bayaan ah ugu sharraxayaan hiraalka ay dalka lahiigsanayaan iyo hannaanka dawligoodu habka uu ushaqeyn doono.

Sidii aan horeba ugu dooday, waajibku wuxuu ahaa in doorashadu shacabka salka kuhayso oo ol’olaha murashaxnimada madaxweynaha qarankana heerka dowlad goboleed lagasoo agaasimo oo shacabkana kusaleysnaado. Waxaa saxsanaa in murashax walba caasimadaha dowlad goboleedyada booqdo oo manifeestadiisa marna fagaare, marna TV-yada maxalliga ah hortooda shacabweynaha ugu kala dhigdhigo.

Kaddiibna, waxaa jira hab dawaali ah oo uu shacabku murashaxiinta ugu kala codeyn lahaa, iyada oo aan xaanshi xun iyo sanduuqa lagu ridayo midna looba baahanin. Habkaas ayaana midkasta magaalo waliba loogu codeyn lahaa oo kaddibna lagu kala dareeri lahaa, kan aqlabiyadda kasoo helayna inta Xamar la isla aado baarlamaanku toos u ansixin lahaa oo xilka madaxweynenimo loogu caleemasaari lahaa.

Isla waddamadii hannaankaas hayinka ah shacabweynaha Soomaaliyeed iskaga gudbay ayaa hannaankan xaaraamiga ah inta dalka ku laazimeen tuugadan wada rashaxanna la kalasafan oo taakuleynaya. Hadafkuna waa in Soomaalidii lahayd aysan Soomaaliya maamulan e ay waddamadaasu maamushaan oo qummaatina u kufsadaan.

Kuwiinna tuugadan dalkooda iyo dadkiisa sidan ukhiyaameynaya ee cadaawaha qalaad afka uggelinaya la kalasafan oo u kala hiilinaya ayaa ah nacasyada dalka ku noqday nacabka sokeeye ee aayahiisa kaga khamaaray. Dal dadkii lahaa dhacayaan cadow lagama dhicin karo!



Xigasho: Puntland Times

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Wararka Maanta

Turkiga oo u yeedhay danjiraha Denmark, ka dib markii Denmark lagu gubay kitaabka Quraanka ah

January 28, 2023
Wararka Maanta

Ruushka oo Eriteria kala hadlay isticmaalka dekedaha iyo garoomadeeda ku yaalla badda cas

January 27, 2023
Wararka Maanta

Jimco, Jan 27, 2023-Mareykanka oo sheegay iney dileen hoggaamiyahii kooxda Daacish ee Soomaaliya

January 27, 2023
Wararka Maanta

Jimco, Jan 27, 2023-Dowladda Soomaaliya oo soo dhaweysay dilka Hoggaamiyahii Daacish ee Soomaaliya

January 27, 2023
Wararka Maanta

Jimco, Jan 27, 2023-Madaxweyne Xasan Sheekh “Caalamka iyo inta badan dadka Soomaaliyeed kuma qanacsaneen howlgalka ka dhanka ah Al-shabaab”

January 27, 2023
Wararka Maanta

Sawirro: Xasan Sheekh oo xog cusub siiyey waalidiinta ciidanka ku maqan Eritrea

January 27, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Madaxweyne Xasan oo Baydhabo ka daah furay hindisaha Qaran ee Soomaaliya Cagaaran

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Muwaadiniin Itoobiyaan ah oo la qabtay iyaga oo Daroogo galinaya dal Carbeed

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • US military kills senior Islamic State official in Somalia

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Maxaa demiyey degmooyinka waqooyi ee Muqdisho oo shiday kuwa koonfurta? Warbixin

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Somaliland oo dhaq-dhaqaaq cusub ka billowday Laascaanood iyo wararkii ugu dambeeyay

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Reer Camp Nou Rikoor Guul La`aan Ah Ayay Ka Haystaan

January 28, 2023

Sidee ayaa loo diley Hadrawi Sangub, marxuunka geeridiisu hormuudka u noqotay Kacdoonka Buluuga ah?

January 28, 2023

Turkiga oo u yeedhay danjiraha Denmark, ka dib markii Denmark lagu gubay kitaabka Quraanka ah

January 28, 2023

Sawirro: Nin Falastiini ah oo Qudus ka fuliyey weerar lagu laayey Israa’iiliyiin badan

January 27, 2023

Palestinian gunman kills 7 in East Jerusalem shooting

January 27, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Man City Oo Dhulka Ku Jiiday Arsenal Iskana Xaadirisay Wareega 16-ka FA Cup-ka.

January 27, 2023

Ruushka oo Eriteria kala hadlay isticmaalka dekedaha iyo garoomadeeda ku yaalla badda cas

January 27, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Waan ogaa In Jesus Ku Biirayo Arsenal, Halkan Sabab Ayaanan Ula Yaabay Heshiiskii Zinchenko Ku Yimid Arsenal.

January 27, 2023

Shaxda Ugu Fiican Qaybta Hore Ee Xilli Ciyaareedka Premier League Oo La Soo Saaray.

January 27, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.