Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Wararka Maanta

Sawirro: Rooble, CC Shakuur, Guuleed iyo xildhibaanada Habargidir oo kulan xasaasi ah yeeshay

May 13, 2022
gudaha Wararka Maanta
58 4
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Muqdisho (Allbanaadir Media) – Waxaa maanta magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, Musharax Cabdiraxmaan Cabdishakuur, Cabdikariim Guuleed iyo Xildhibaano ka tirsan labada aqal, kaasi oo looga hadlay xoojinta ololaha Musharax Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

Sida uu shaaciyay Musharaxa waxaa kulanka u daarna sidii awooda la isugu geyn lahaa ololaha Musharax Cabdiraxmaan, xilli uu goor sii horeysay u tanaasulay Cabdikariim Guuleed.

“Kulan daba socday kii xalay aan la yeelanay Madaxweynaha Galmudug, anig iyo walaalkeey Cabdikariin Xuseen Guuleed, ayaa maanta la yeelanay Raysal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo qaar kamid ah Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka nagu metala,” ayuu yiri.

Waxa uu intaas kusii daray qoraalkiisa Musharax Cabdiraxmaan Cabdishakuur “Wuxuu kusoo dhamaaday guul, waxaana lagu ballamay in awooda la isugu geeyo ololahayga.”

Kulanka maanta ayaa imanaya xili ay beesha Habar-gidir riixayso Musharax Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ay isugu geynayso awoodeeda, xili ay maalmo kooban ka harsan tahay doorashada madaxweynaha.

Cabdikariim Guuleed ayaa ka haray tartanka doorashada, isaga oo u tanaasulay Cabdiraxmaan, kadib cadaadis xoogan oo kaga yimid madaxweynaha Galmudug Axmed Qoor-Qoor, Siyaasiyiin iyo Ganacsato kasoo jeeda beesha Habar-gidir, iyo xaqiiqda ah in ololihiisa doorasho uu ahaa mid aan saldhig adag laheyn.

Guuleed ayaa tanaasulkiisa kadib waxa uu hadda si xoogan uga shaqeynaya sidii uu taageero ugu raadin lahaa Musharax Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

Tallaabadan ayaa waxay tusaale u noqoneysa musharaxiin badan oo aan rajo laheyn balse caqabad ku noqon kara fursadaha musharaxiinta ku beesha ah, si gaar ahna kuwa beesha Abgaal.

Source link

The post Sawirro: Rooble, CC Shakuur, Guuleed iyo xildhibaanada Habargidir oo kulan xasaasi ah yeeshay appeared first on Allbanaadir Media.

Xigasho: Allbanaadir Media

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Wararka Maanta

Isniin, Jan 30, 2023-Dowladda Soomaaliya oo waxbarasho siinaysa carruurta ku nool degaanada laga xoreeyay Alshabaab

January 30, 2023
Wararka Maanta

Mareykanka oo dhex dhexaadinaya Israa’il iyo Falastiin iyadoo dilal badan ay dhowaan dhaceen

January 30, 2023
Wararka Maanta

Isniin, Jan 30, 2023-Maxkamadda ciidamada oo 8 sano oo xabsi ah ku xukuntay xaaska horjoogaha Daacish ee Soomaaliya

January 30, 2023
Wararka Maanta

Maxay salka ku haysaa doodda mucaaradka Kenya?

January 30, 2023
Wararka Maanta

Dhallinyaro si qaldan u isticmaashay Tiktok oo lagu xiray Dalka Masar

January 30, 2023
Wararka Maanta

Isniin, Jan 30, 2023-Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay shirka Laascaanood uga socda waxgaradka SSC

January 30, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Kooxo hubeysan oo caawa weerar culus ka geystay saldhig ku yaalla Muqdisho

    77 saamiyo
    La wadaag 31 Tweet 19
  • Russian helicopter fired upon at Mogadishu Airport

    75 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Qarax dhimasho sababay oo ka dhacay Muqdisho

    77 saamiyo
    La wadaag 31 Tweet 19
  • Somalia says 136 Al-Shabab members killed in operation

    85 saamiyo
    La wadaag 34 Tweet 21
  • Before a secret raid on an ISIS leader’s mountain cave complex, US forces ran the mission at a special recreation of the target Area

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Isku Aadka Wareega 16-ka FA Cup-ka Oo La Soo Saaray

January 30, 2023

Mareykanka oo shacabkiisa uga digay iney booqdaan 19 dal iyo Somalia..

January 30, 2023

Isniin, Jan 30, 2023-Dowladda Soomaaliya oo waxbarasho siinaysa carruurta ku nool degaanada laga xoreeyay Alshabaab

January 30, 2023

Arsenal Oo Badalka Moisés Caicedo Ka Heshay Chelsea.

January 30, 2023

Bankiga Adduunka oo saddex arrin ku amaanay Maamulka Taliban ee dalka Afghanistan

January 30, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Xaadoole oo shaaciyey ninka keenay qorshihii Sh/Dhexe looga saaray Al-Shabaab

January 30, 2023

US intensifies engagement in Somalia

January 30, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Mareykanka oo dhex dhexaadinaya Israa’il iyo Falastiin iyadoo dilal badan ay dhowaan dhaceen

January 30, 2023

Isniin, Jan 30, 2023-Maxkamadda ciidamada oo 8 sano oo xabsi ah ku xukuntay xaaska horjoogaha Daacish ee Soomaaliya

January 30, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.