Nairobi —
Soomaalida ku nool magaalada Nairobi gaar ahaan xaafadda Soomaalida ee Islii ayaa ka walwalsan qiimaha kirada guryaha la deegaansado oo bilba bisha kasii dambaysa sare u sii kacaya, arrintaasi oo caqabad weyn ku keentay nolasha qoysas badan oo Soomaali ah oo ku nool xaafadda Islii.
Warbixintan waxaa Nairobi kasoo diray Khadar Maxamudu Xareed.
Xigasho: VOA Somali