Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Wararka Maanta

Talaado, Jan 24, 2023-Booliiska Soomaaliya oo sheegay iney gacanta kusoo dhigeen Aabe ku eedeysan dilka Gabartiisa

January 24, 2023
gudaha Wararka Maanta
57 5
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram
Talaado, January, 24, 2023 (HOL) – Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa  shaaca ka qaaday iney gacanta kusoo dhigeen Aabe Soomaaliyeed oo ku eedeysan inuu dil u geystay gabartiisa oo jirtay 6 libood 14-kii bishaan Janaayo ee sanadkan 2023.Aabahaan ku eedeysan dilka gabartiisa yar uu u geystay ayaa magaciisa lagu sheegay Abuukar Xuseen Culusow, kaasoo la tilmaamay in ciidanka Booliiska degmada Heliwa ay gacanta kusoo dhigeen, kadib mudo ku dhaw laba todobaad oo ay ciidanka raadintiisa ku raad joogeen isaga oo kasoo baxsaday degmada Dharkenleey oo aheyd halkuu horay u dagana uu kusoo dilay gabadhiisa.

Abuukar Xuseen Culusoow ayaa la sheegay inuu gabadhiisa u dilay arimo la xariira maseyr dhanka xaakiisa ah, waxaana sidoo kale la sheegay inuu dhaawac u geystay xaaskiisii.

“Ciidanka Booliska Taliska Qeybta Guud ee Gobalka Banaadir gaar ahaan ciidanka Saldhigga Degmada Heliwaa ayaa maanta gacata ku dhigay eedeysane Abukar Xuseen Culusoow oo Degmada Dharkenley dil ugu geestay gabar yar uu dhalay 14-kii January 2023 Sidoo kalana dhaawacay xaaskiisii. Ciidanka Booliska oo ku raad joogay Eedeysanahaan ayaa maanta ka qabtay Degmada Heliwaa, wuxuuna Haatan ku jiraa gacanta ciidanka Ammniga ee Booliska” Ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Taliska Booliiska gobolka Banaadir.

Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa mudooyinkii dambe kordhiyay howlgalada ay ka sameynayaan degmooyinka magaalada Muqdisho oo ay ku baacsanayaan kooxaha geysta falalka la xariira dilka iyo dhaca dadweynaha.



Xigasho: Hiiraan

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Wararka Maanta

Jimco, Jan 27, 2023-Dowladda Soomaaliya oo soo dhaweysay dilka Hoggaamiyahii Daacish ee Soomaaliya

January 27, 2023
Wararka Maanta

Jimco, Jan 27, 2023-Madaxweyne Xasan Sheekh “Caalamka iyo inta badan dadka Soomaaliyeed kuma qanacsaneen howlgalka ka dhanka ah Al-shabaab”

January 27, 2023
Wararka Maanta

Sawirro: Xasan Sheekh oo xog cusub siiyey waalidiinta ciidanka ku maqan Eritrea

January 27, 2023
Wararka Maanta

Jimco, Jan 27, 2023-Shirka isimada dhaqanka Laascaanood oo dhawaan furmaya

January 27, 2023
Wararka Maanta

Jimco, Jan 27, 2023-Raysal wasaaraha Soomaaliya oo ka hadlay caqabad weyn oo dowladda ka heysto qabiilka

January 27, 2023
Wararka Maanta

Faaqidaadda Toddobaadka: Xaaladda amniga ee Muqdisho

January 27, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Puntland oo maxkamad soo taagtay xubna loo haysto kamdi ahaanshiyaha Al-shabaab

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Al Shabaab leader killed in Galgadud

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Wararkii ugu dambeeyey ee shirka ka furmaya Laascaanood

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Somaliland oo dhaq-dhaqaaq cusub ka billowday Laascaanood iyo wararkii ugu dambeeyay

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • US military kills senior Islamic State official in Somalia

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY GUDDIGA WAALIDIINTA CIIDANKA TABABARKA KU QAATAY ERETERIYA

January 27, 2023

Al-Shabaab oo mar kale afduubatay dad u dhashay hal beel

January 27, 2023

Jimco, Jan 27, 2023-Dowladda Soomaaliya oo soo dhaweysay dilka Hoggaamiyahii Daacish ee Soomaaliya

January 27, 2023

Saddex maalmood oo qallafsan oo Afrika ruxay

January 27, 2023

Dowladda Soomaaliya oo soo dhaweysay dilka Bilaal al-Sudani

January 27, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Jimco, Jan 27, 2023-Madaxweyne Xasan Sheekh “Caalamka iyo inta badan dadka Soomaaliyeed kuma qanacsaneen howlgalka ka dhanka ah Al-shabaab”

January 27, 2023

Gobolka Osun ma u wareegi doonaa APC doorashada madaxweynaha?

January 27, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Sawirro: Xasan Sheekh oo xog cusub siiyey waalidiinta ciidanka ku maqan Eritrea

January 27, 2023

Madaxweyne Xasab Sheekh oo la kulmay Waalidiin Carruurtooda Eritrea loo qaaday (Sawirro)

January 27, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.