Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Wararka Maanta

Talaado, Jan 24, 2023-Jenaraal Biixi oo faahfaahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay duqeyn iyo dagaal toos ah oo ka dhacay gobolka Mudug

January 24, 2023
gudaha Wararka Maanta
58 4
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram
Talaado, January, 24, 2023 (HOL) – Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed Jenaraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay khasaaraha ka dhashay howlgal Shalay ciidamada dowlada ka sameeyeen deegaano hoostaga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.Jenaraal Biixi ayaa sheegay in howlgalka oo ahaa mid cir dhul ah oo ay ciidamada xoogga ka sameyeen deegaano ku yaala Galbeedka degmada Xarardheere lagu baacsaday xubno ka tirsan Shabaab oo is aruursanaayay, isagoo sidoo kale xusay in howlgalka oo ay qeyb ka ahayeen diyaaradaha dagaalka lagu dilay dagaalamayaal badan oo ka tirsan Shabaab, islamarkaana uu isaga dul istaagay meydadka 47 ka mid ah Shabaab.

“Laba maalin gudahood Shabaab badan ayaan leynay, 47 meydad ah ayaan dul istaagnay, bulshada deegaanadaan ku nool waxay si joogto ah noo siiyaan xogta Khawaarijta Shabaab, waa dad raba in deg deg looga xoreeyo cadowga” ayuu yiri Jenaraal Biixi.

Taliyaha ciidanka dhulka ayaa sidoo kale tilmaamay in kooxda Al-shabaab ay ku gubeen deegaanka Caad gaadiid ay lahayeen dad shacab ah iyo kuwa kale oo iyaga lahayeen oo ka halaabay, hayeshee ciidanka haatan ay ku dhaw yihiin deegaankaasi.

“Dadkii dhulkaan ku noolaa waa caroodeen, hubkooda ayey la soo baxeen, meel kasta oo Shabaab uu ka joogo Mudug iyo Galgaduud waxaa nooga imaanaya wicitaano oo dadku waxay codsanayaan in aan kasoo gaarno, war naga kiciya hal mar, anagaa dhameystiri doonee ayey na leeyihiin dadka shacabka ah” ayuu yiri Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi.

Hadalka Jenaraalka ayaa imaanaya, iyadoo ay kordheen mudooyinkii dambe howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab oo ay deegaanada maamulka Galmudug ka wadaan ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya ciidanka dadka deegaanka.



Xigasho: Hiiraan

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Wararka Maanta

Jimco, Jan 27, 2023-Madaxweyne Xasan Sheekh “Caalamka iyo inta badan dadka Soomaaliyeed kuma qanacsaneen howlgalka ka dhanka ah Al-shabaab”

January 27, 2023
Wararka Maanta

Sawirro: Xasan Sheekh oo xog cusub siiyey waalidiinta ciidanka ku maqan Eritrea

January 27, 2023
Wararka Maanta

Jimco, Jan 27, 2023-Shirka isimada dhaqanka Laascaanood oo dhawaan furmaya

January 27, 2023
Wararka Maanta

Jimco, Jan 27, 2023-Raysal wasaaraha Soomaaliya oo ka hadlay caqabad weyn oo dowladda ka heysto qabiilka

January 27, 2023
Wararka Maanta

Faaqidaadda Toddobaadka: Xaaladda amniga ee Muqdisho

January 27, 2023
Wararka Maanta

Jimco, Jan 27, 2023-Al-shabaab oo dad shacab ah ka afduubatay deegaano hoostaga magaalada Baledweyne

January 27, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • US military kills senior Islamic State official in Somalia

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Puntland oo maxkamad soo taagtay xubna loo haysto kamdi ahaanshiyaha Al-shabaab

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Al Shabaab leader killed in Galgadud

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Wararkii ugu dambeeyey ee shirka ka furmaya Laascaanood

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Nigeria Starsight, Koonfur Afrika ee SolarAfrica waxay ku biireen si kor loogu qaado dib u cusboonaysiinta Afrika

    75 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Dowladda Soomaaliya oo soo dhaweysay dilka Bilaal al-Sudani

January 27, 2023

Jimco, Jan 27, 2023-Madaxweyne Xasan Sheekh “Caalamka iyo inta badan dadka Soomaaliyeed kuma qanacsaneen howlgalka ka dhanka ah Al-shabaab”

January 27, 2023

Gobolka Osun ma u wareegi doonaa APC doorashada madaxweynaha?

January 27, 2023

Sawirro: Xasan Sheekh oo xog cusub siiyey waalidiinta ciidanka ku maqan Eritrea

January 27, 2023

Madaxweyne Xasab Sheekh oo la kulmay Waalidiin Carruurtooda Eritrea loo qaaday (Sawirro)

January 27, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Soomaalida dalka Kenya oo walaac ka muujiyay HADAL kasoo yeeray Raila Odinga

January 27, 2023

Jimco, Jan 27, 2023-Shirka isimada dhaqanka Laascaanood oo dhawaan furmaya

January 27, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Lionel Messi Oo Sucuudiga Kaga Daba-Tagay Cristiano Ronaldo.

January 27, 2023

Inta u dhaxaysa Israa’iil iyo Afrika, heshiis guul-guul ah

January 27, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.