labaatan saac baan caalamka kahoreeyaa, waxaan kasoo hadlayaa mustaqbalka dhow, waxaa doorashadii Somalia ku guulaystay Siciid Cabdullaahi Deni.Waxaan leeyahay Hambalyo Mudane Madaxweyne Siciid Candullaahi Deni dalka allah kugu anfaco. noqo kii lagu baraaroo lagu barwaaqoobo. Amiiin!
Xigasho: Puntland Times