Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Mar kale ku guuleystay doorashada Madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Xasan Sheekh ayaa horey u soo noqday Madaxweynaha 8-aad ee JFS, Waxaana dib uu uga guuleystay Madaxweynihii horey xafiiska ugala wareegay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Xigasho: Puntland Times