Beledweyne —
Wabiga Shabelle ayaa ku fatahay magaalada labaad ee ugu weyn gobalka Hiiraan ee Buloburte, waxaana fatahaadani ay kala jartay isu socodka xaafadaha degmada.
Wariyaha VOA-da ee Gobalka Hiiraan Xuseen Xasan Dhaqane ayaa warbixintan inoo soo diray.
Xigasho: VOA Somali