Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Ciyaaraha

Aabaha Lionel Messi Oo Dabka Ku Shiday Wararka Messi La Xidhiidhinaya Barcelona.

May 15, 2022
gudaha Ciyaaraha
59 3
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Aabaha dhalay Lionel Messi ayaa ‘rajaynaya’ in wiilkiisa uu ku laaban doono Barcelona ka hor dhamaadka xirfadiisa ciyaareed.

Adduunka kubada cagta ayuu lama filaan soo wajahay markii uu Lionel Messi isaga tagay kooxda Barcelona xagaagii kuna biiray PSG.

Xiddiga reer Argentine ayaa qaab xor ah ugu biiray kooxda PSG waxana uu kula guulaystay horyaalka Ligue 1 xilli ciyaareedkan.

Xiddiga 34 jirka ah ayaa sidoo kale dhaliyay 11 gool halka uu caawiye ka noqday 13 kalne 33 kulan oo uu u ciyaaray kooxda PSG.

Messi ayaa bilihii ugu dambeeyay lala xidhiidhinayay ku laabashada Barcelona aabihiis Jorge Messi ayaana dabka ku sii shiday wararkaas.

“Waxa aan rajaynayaa in uu Messi ku soo laabto Barcalona”ayuu Jorge Messi u sheegay Jijantes FC.

Xigasho: Kooxda

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Ciyaaraha

Isku Aadka Wareega 16-ka FA Cup-ka Oo La Soo Saaray

January 30, 2023
Ciyaaraha

Arsenal Oo Badalka Moisés Caicedo Ka Heshay Chelsea.

January 30, 2023
Ciyaaraha

Chelsea Oo Dalab Rasmi Ah Ka Gudbisay Enzo Fernandez

January 30, 2023
Ciyaaraha

Harry Maguire Oo Ka Jawaabay Dalabkii Ay Inter Milan Ka Soo Gudbisay Saxiixiisa.

January 30, 2023
Ciyaaraha

Xiddiga Ugu Horeey Ee Uu Enzo Fernandes Ka Caydhin Doono Chelsea Oo La Ogaaday.

January 30, 2023
Ciyaaraha

Cancelo, Gusto & Saxiixyada La Dhamaystirtay Ilaa Haatan Suuqa January

January 30, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Kooxo hubeysan oo caawa weerar culus ka geystay saldhig ku yaalla Muqdisho

    77 saamiyo
    La wadaag 31 Tweet 19
  • Russian helicopter fired upon at Mogadishu Airport

    75 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Somalia says 136 Al-Shabab members killed in operation

    85 saamiyo
    La wadaag 34 Tweet 21
  • Qarax dhimasho sababay oo ka dhacay Muqdisho

    77 saamiyo
    La wadaag 31 Tweet 19
  • Before a secret raid on an ISIS leader’s mountain cave complex, US forces ran the mission at a special recreation of the target Area

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

CALI DHEERE oo toogtay kooxdiisa Shabaab – Fallanqeyn

January 30, 2023

Isniin, Jan 30, 2023-Wasiiradda Gaashaandhiga dalalka Soomaaliya iyo Jabuuti oo Muqdisho ku kulmay

January 30, 2023

Isku Aadka Wareega 16-ka FA Cup-ka Oo La Soo Saaray

January 30, 2023

Mareykanka oo shacabkiisa uga digay iney booqdaan 19 dal iyo Somalia..

January 30, 2023

Isniin, Jan 30, 2023-Dowladda Soomaaliya oo waxbarasho siinaysa carruurta ku nool degaanada laga xoreeyay Alshabaab

January 30, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Arsenal Oo Badalka Moisés Caicedo Ka Heshay Chelsea.

January 30, 2023

Bankiga Adduunka oo saddex arrin ku amaanay Maamulka Taliban ee dalka Afghanistan

January 30, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Xaadoole oo shaaciyey ninka keenay qorshihii Sh/Dhexe looga saaray Al-Shabaab

January 30, 2023

US intensifies engagement in Somalia

January 30, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.