Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Ciyaaraha

Antonio Rudiger Oo Kashifay Sababta Uu Uga Tagayo Chelsea Dhamaadka Xilli Ciyaareedkan.

May 15, 2022
gudaha Ciyaaraha
59 3
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Antonio Rudiger ayaa hoos u dhigay soo jeedinta ah in ka tagistiisa Chelsea ay qeyb ka tahay cunaqabateyn dhawaan lagu soo rogay kooxda.

Tan ilaa bishii March kooxda chelsea ayaan awood u lahayn in ay wadahadalo heshiis kordhin ah la yeelato xiddigaha heshiiskoodu dhacayo dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Tuchel ayaa xaqiijiyay in uu Rudiger isaga tagi doono kooxda chelsea isaga oo heshiis la gaadhay kooxda Real Madrid.

Si kasta ha ahaatee xiddiga 29 jirka ah ayaa sheegay in uu chelsea uga tagayo si uu tartan cusub uga qayb qaato laakiin aanay ka tagistiisa Blues wax lug ah ku lahayn cunaqabataynta saaran kooxda.

Isagoo la hadlayay football.london, Rudiger ayaa yiri: “Ma doonayo inaan galo waxyaabo qoto dheer, waxaa jirtay fursad laakiin cunaqabateyntu ma ahayn dhibaatada”.

“Kaliya hal dhinac ma ahan laakiin labada dhinaca, chelsea waxa ay ahayd koox ii fiican laakiin waxa aan doonayaa in aan ka ciyaaro tartan cusub”ayuu sii raaciyay.

Xigasho: Kooxda

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Ciyaaraha

“Man United Taageere Weyn Ayaan U Ahay Laakiin….”

March 27, 2023
Ciyaaraha

Vinicius Jr Oo Real Madrid Ka Diiday Dalab Ay U Soo Bandhigtay, Ma Ahan Heshiis Cusub.

March 27, 2023
Ciyaaraha

Anceltti Oo Ka Hadlay Mustaqbalkiisa Real Madrid & Xiisaha Xulka Brazil

March 27, 2023
Ciyaaraha

Man United Oo Ka Walaacsan Dhaawac Soo Gaadhay Xiddig U Ciyaara Kooxda.

March 27, 2023
Ciyaaraha

Chelsea Mise Real Madrid? Sergio Aguero Oo Saadaaliyay Kooxda U Gudbi Doonta Semi-final-ka

March 27, 2023
Ciyaaraha

Doorka Ay Arsenal Ka Qaadatay Shaqo Ka Caydhinta Antonio Conte Oo La Ogaaday.

March 27, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Axad, Mar 26, 2023-Somaliland oo sheegtay in ay Laascaanood ku qaadayso dagaal

    76 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Ciidanka Dowladda oo Howlgallo Ka Bilaabay Shabeellaha Dhexe

    75 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Wararkii ugu dambeeyay ee Qaraxyo Daacish la beegsatay Al-Shabaab – Puntland Times

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Faysal Cali Waraabe oo caddeeyey mowqifkiisa qorshaha cusub ee dagaalka Laascaanood

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Toogasho ka dhacday goob uu madaxweyne Xasan kaga sugnaa degmada Aadan Yabaal

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Isniin, Mar 27, 2023-Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ka hadlay qorshaha cusub ee millateriga Somaliland

March 27, 2023

Xamsa Yusuf oo loo doortay wasiirka koowaad ee Scotland

March 27, 2023

“Man United Taageere Weyn Ayaan U Ahay Laakiin….”

March 27, 2023

DF oo Soomaaliya oo war cusub kasoo saartay wejiga labaad ee dagaalka

March 27, 2023

(Sawirro) Nin nolosha ku gubay gabar xiriir Jaceyl u jartay iyo caro ka dhalatay

March 27, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

ATMIS Police Commissioner visits Jazeera basecamp to assess officers’ welfare

March 27, 2023

43 Al-Shabaab Members Killed in Somalia

March 27, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Maamulka Mudug ee Puntland oo ku dhowaaqay tallaabooyin amni

March 27, 2023

Vinicius Jr Oo Real Madrid Ka Diiday Dalab Ay U Soo Bandhigtay, Ma Ahan Heshiis Cusub.

March 27, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.