Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Ciyaaraha

Arsenal Mise Tottenham? Paul Merson Oo Saadaaliyay Kulanka Adag Ee Arsenal & Tottenham

May 12, 2022
gudaha Ciyaaraha
59 3
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Halyeeyga Kooxda Arsenal ee Paul Merson ayaa saadaaliyay kulanka adag ee caawa dhexmari doona kooxaha Arsenal iyo Tottenham kulan ka tirsan premier League.

Labada kooxood ayaa ku dagaalamaya kaalinta 4-aad ee loogu soo boxo champions League xilli ciyaareedka dambe iyada oo ay koox walba doonayso in ay badiso kulanka.

“Kulanka Waqooyiga London ayaa ah mid ka mid ah kulamada ugu xiisaha badan taariikhda horyaalka Premier League waxaana markan xamaasada kulanka kor u qaadaysa in ay labada kooxood isku baacsanayaan kaalinta 4-aad”.

“Marka la eego sida ay labada kooxood isku diyaarinayaan way adagta in hal koox loo saadaaliyo in ay badinayso ama ay guusha gaadhayso”.

“Tottenham waa koox aad u fiican laakiin waa arin la yaab leh marka aad aragto in ay ku jiraan kaalinta 5-aad inkasta oo ay laba kulan ka badiyeen Man City sidoo kale bar-baro la galeen Liverpool, wali waxa ay haystaan fursad ay wax ku saxaan laakiin bar-baro kale oo ay galaan waxa uu ka lumin doonaa fursad weyn”.

“Hadii kulanka North London Derby ku dhamaado bar-baro, Arsenal waxa ay u baahantahay kaliya in ay badiso hal kulan 2-da ulan ee u hadhay si ay ugu xoo baxdo champions League, hadii ayna sidaas samayn karin uma qalmaan in ay ku soo baxaan kaalinta 4-aad”.

“Hadii ay Arsenal guuldaro la kulanto waxa aan odhan karaa Tottenham ayaa ugu cad-cad kaalinta 4-aad, waxana ay ku xidhnaan doontaa waxyabo badan Sidaas darteed waynu sugi doonaa sid ay wax u dhacaan”.

“Tottenham ayaa u baahan guul marka loo bar-bar dhigo Arsenal hadii ay ciyaartu 0/0 ahaato waxa aan saadaalinayaa in ay Arsenal bar-baro kala baxdo kulanka waxana aan saadaalinayaa in uu kulanku ku dhamaan doono bar-baro 1/1 ah”

Xigasho: Kooxda

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Ciyaaraha

Liverpool Oo War Fiican Ka Heshay Tababarka Ka Hor Kulanka Wolves.

February 2, 2023
Ciyaaraha

Real Madrid Oo Guul Ay U Qalantay Ka Gaadhay 10 Xiddig Oo Valencia Ah.

February 2, 2023
Ciyaaraha

Kylian Mbappe Oo La Xaqiijiyay Mudada Uu Garoomada Ka Maqnaan Doono, Miyuu Seegayaa Kulanka Bayern Munich.

February 2, 2023
Ciyaaraha

Muxuu Robert Lewandowski Uga Jeeday Dabaal-dagii La Yaabka Lahaa Ee Uu Sameeyay Kulankii Real Betis.

February 2, 2023
Ciyaaraha

Graham Potter Oo Fariin U Diray Jorginho Kadib Markii Uu Ku Biiray Arsenal.

February 2, 2023
Ciyaaraha

Graham Potter Oo Xaqiijiyay 4 Xiddig Oo Dhaawaca Uga Soo Laabtay Kooxdiisa Kulanka Fulham.

February 2, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Mareykanka iyo Galmudug oo ka wadahadlay ‘xoojinta dagaalka ka dhanka ah Al-shahaab’

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Dagaalyahano ka soo goostay Al-shabaab oo isku dhiibay ciidanka DF ee Xarardheere (Sawirro)

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • 4 Askari oo saaka lagu toogtay Muqdisho – Puntland Times

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Daawo: Al-Shabaab oo la shaaciyey inay gaajo ugu dhimanayaan HirShabeelle

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Dawladda Soomaaliya oo ciidammo cusub oo ‘6 kun ah’ u qaaday dalalka Ugandha iyo Eritrea – Puntland Times

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Madaxweyne Deni oo kormeeray Taliska Guud Ciidamada illaalada Xeebaha Puntland.

February 2, 2023

Khamiis, Feb 2 , 2023-Soomaaliya oo kaalinta koowaad ka gashay waddamada ugu musuq maasuqa badan sanadkii 2022

February 2, 2023

Liverpool Oo War Fiican Ka Heshay Tababarka Ka Hor Kulanka Wolves.

February 2, 2023

Geele oo Soomaalida u magcaabay Isim

February 2, 2023

Khamiis, Feb 2 , 2023-Isimada shirku Laascaanood uga socdo oo ka hadlay dhexdhexaadinta madaxweynaha Jabuuti

February 2, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Iran oo ku eedaysay Israa’iil weerar lagu qaaday dalkeeda, kuna hanjabtay inay ka falcelinayso

February 2, 2023

Real Madrid Oo Guul Ay U Qalantay Ka Gaadhay 10 Xiddig Oo Valencia Ah.

February 2, 2023

Doorashada Tifaftiraha

(Daawo Sawirro) Ninkii isku qarxiyey Masjidka Peshawar oo ay qabatay kaamerada qarsoon

February 2, 2023

Minister of Environment and Climate Change of Somalia Khadija Mohamed Almakhzoumi to visit Finland

February 2, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.