Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Ciyaaraha

Arsenal Oo Loo Sheegay Qaabka Ay Uga Badain Karto Tottenham Kulanka Caawa.

May 12, 2022
gudaha Ciyaaraha
59 3
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Cesc Fabregas tafaasiil ka bixiyay waxa ay kooxda Mikel Arteta ee Arsenal u baahan tahay inay samayso si ay uga badiso kooxda Tottenham caawa kulan ka tirsan premier League.

Labada kooxood ee ku xifaaltama woqooyiga magaalada London ayaa fooda isdari doona garoonka Tottenham Hotspur Stadium kulan muhiim u ah tartanka loogu jiro kaalinta 4-aad.

Gunners ayaa haatan ku jirta kaalinta 4-aad iyaga oo 4 dhibcood ka horeeya kooxda Tottenham iyada oo 3 kulan ka dhimantahay dhamaadka xilli ciyaareedka.

Fabregas oo ka soo hoos ciyaaray Conte markii uu joogay chelsea ayaa Arsenal u sheegay in ay u baahantahay cadaadis badan si ay uga badiyaan kooxda Tottenham.

“Waan hubaa in Mikel uu si fiican u falanqeeyo kooxda ka soo horjeeda, laakiin Arsenal waxay u baahan doontaa cadaadis badan hadii ay u baahanyihiin in ay ka badiyaan Tottenham”ayuu yidhi xiddigii hore ee chelsea.

“Waan garanayaa sida saxda ah ee uu Antonio u shaqeeyo, si fiican ayaan u garanayaa qaab ciyaareedkiisa”.

Like this:

Like Loading…

Xigasho: Kooxda

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Ciyaaraha

RASMI: Tottenham Oo Hishiis Muddo Dheer Ah Kula Soo Wareegatay Pedro Porro:

January 30, 2023
Ciyaaraha

Tababaraha Benfica Oo Ka Hadlay Wararka Chelsea La Xidhiidha Enzo Fernandez

January 30, 2023
Ciyaaraha

Bayern Munich Oo Dhamaystirtay Saxiixa João Cancelo

January 30, 2023
Ciyaaraha

Isku Aadka Wareega 16-ka FA Cup-ka Oo La Soo Saaray

January 30, 2023
Ciyaaraha

Arsenal Oo Badalka Moisés Caicedo Ka Heshay Chelsea.

January 30, 2023
Ciyaaraha

Chelsea Oo Dalab Rasmi Ah Ka Gudbisay Enzo Fernandez

January 30, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Russian helicopter fired upon at Mogadishu Airport

    75 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Kooxo hubeysan oo caawa weerar culus ka geystay saldhig ku yaalla Muqdisho

    77 saamiyo
    La wadaag 31 Tweet 19
  • Qarax dhimasho sababay oo ka dhacay Muqdisho

    77 saamiyo
    La wadaag 31 Tweet 19
  • Somalia says 136 Al-Shabab members killed in operation

    85 saamiyo
    La wadaag 34 Tweet 21
  • Before a secret raid on an ISIS leader’s mountain cave complex, US forces ran the mission at a special recreation of the target Area

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Uncovering the depths of corruption in Somalia’s government – Opinion

January 31, 2023

Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiye ku-xigeen KMG ah (Akhriso)

January 31, 2023

Cali Dheere waxba laga weydiin maayo ilaalinta hantida ummadda Soomaaliyeed

January 31, 2023

Bangiyada Ruushka iyo Iran oo samaystay nidaam gaar ah oo ay lacagaha isugu diraan

January 31, 2023

RASMI: Tottenham Oo Hishiis Muddo Dheer Ah Kula Soo Wareegatay Pedro Porro:

January 30, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Muxuu Shiikh Aadan Madoobe kala hadlay Musharaxiinta K/Galbeed (Sawirro)

January 30, 2023

Isniin, Jan 30, 2023-Ciidamada Huwanta ah oo howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaano ka tirsan gobolka Mudug

January 30, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Madaxa shabakadda TikTok oo looga yeedhay baarlamaanka Maraykanka

January 30, 2023

Tababaraha Benfica Oo Ka Hadlay Wararka Chelsea La Xidhiidha Enzo Fernandez

January 30, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.