Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Ciyaaraha

Bellingham, Rice, Mount, Mendy, Neymar, Cancelo, Kimmich, Kane, Caicedo & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga.

May 27, 2023
gudaha Ciyaaraha
61 1
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Waxa fooda inagu soo haya suuqa kala iibsiga xagaaga iyada oo kooxuhu isu diyaarinayaan in ay suuqa u galaan xoojinta kooxhooda si ay ugu diyaar garoobaan xilli ciyaareedka cusub.

Iyada oo suuqu furmi doono bisha dambe kooxaha ayaa isku diyaarinaya in ay haatanba bilaabaan dadaalda ay saxiixyada ay doonayaan in ay ku xoojiyaan kooxohooda.

Kooxda Real Madrid ayaa isku diyaarinaysa in ay ku dhawaaqdo saxiixa Jude Bellingham todobaadka dambe (Marca).

Xiddiga khadka dhexe ee kooxda West Ham Decland Rice ayaa doortay in uu ku biiro Arsenal xagaaga isaga oo iska diiday Man United (Mirror).

Man United ayaan wali dalab ka gudbin saxiixa xiddiga khadka dhexe ee kooxda chelsea Mason Maunt kaas oo ay Blues ku qiimayso 55 milyan (Independent).

Kooxda chelsea ayaa isku diyaarinaysa in ay iska iibiso Goolhayaha kooxda ee Edouard Mendy (90min).

Kooxda Man City ayaa qiimo 40 milyan ah dul dhigtay xiddiga daafaca bidix uga ciyaara ee Joao Cancelo xilli ay Barcelona doonayso saxiixiisa (Sport).

Man City ayaa diyaar u ah in ay Cancelo u adeegsato soo xero galinta xiddiga khadka dhexe ee kooxda Bayern Munich ee Joshua Kimmich (90min).

Xiddiga weerarka uga ciyaara Real Madrid ayaa xaqiijiyay in uu isaga tagi doono Real Madrid waxana uu ku dhawyahay in uu ku biiro kooxda PSG (ESPN).

Chelsea ayay u badan tahay inay la soo wareegto garabka Paris Saint-Germain Neymar xagaagan ka dib wadahadalo cusub oo dhexmaray milkiilaha Todd Boehly iyo madaxweynaha PSG Nasser Al-Khelaifi, iyadoo Mauricio Pochettino uu u furan yahay inuu dib ula midoobo xiddiga reer Brazil (ESPN).

Manchester United ayaa soo bandhigtay xiisaha ugu badan ee ku aadan saxiixa goolhayaha Porto Diogo Costa laakiin labada kooxood ee Bayern Munich iyo Tottenham ayaa isha ku haya sida ay wax u socdaan (Record).

Carlo Ancelotti ayaa doonaya in Real Madrid ay la soo wareegto weeraryahan caan ah si uu ula tartamo Karim Benzema, waxaana uu bartilmaameedkiisa 1-aad ka dhigtay xiddiga Tottenham Harry Kane (AS).

Arsenal ayaa doonaysa in ay la soo saxiixato xiddiga khadka dhexe ee Brighton Moises Caicedo laakiin tababare Mikel Arteta ayaa isha ku haya in uu xiddiga reer Ecuador u badalo daafac midig (Football Transfers).

West Ham ayaa isha ku heysa inay lasoo saxiixato daafaca bidix ee Arsenal Nuno Tavares marka uu dhamaado amaahda uu kula joogo Marseille (Record).

Liverpool, Manchester United iyo PSG ayaa dhamaantood la filayaa inay dalab 30 milyan euro ah ka gudbiyaan daafaca dhexe ee kooxda Torino Perr Schuurs. (Tuttosport)

Related

Xigasho: Kooxda

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Ciyaaraha

Messi, Modric & 13 Xiddig Oo Waaweyn Oo Ronaldo & Benzema Kula Biiri Kara Horyaalka Sucuudiga.

June 7, 2023
Ciyaaraha

Shaxda Riyada Carlo Ancelotti Ee Real Madrid, Kane Oo Badalay Benzema.

June 7, 2023
Ciyaaraha

Neymar Oo Wadahadalo Kula Jira Koox Premier League Ah.

June 6, 2023
Ciyaaraha

Karim Benzema Oo Ku Biiray Kooxda Al Ittihad

June 6, 2023
Ciyaaraha

Benzema, Mac Allister & Saxiixyada Ilaa Haatan La Dhamaystiray Suuqa Xagaaga.

June 6, 2023
Ciyaaraha

Robbie Keane Oo Magacaabay 2 Kooxood Ee Man City Kula Tartami Doona Premier League Xilli Ciyaareedka Dambe.

June 6, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Police probe ‘strange’ ransom demand in Ciku Muiruri’s abduction case

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Degdeg:- Gedo oo yeelatay Gudoomiye cusub iyo Gudoomiyahaas oo loo diiday in uu usafro Gobolka. – Puntland Times

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Al-Shabab militants abduct medical aid workers in Hiiraan region

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Former police commander narrowly escapes suspected Al-Shabaab assassination attempt in Mogadishu

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Laftagareen oo qirtay qaladaad culus oo dad badan yaab iyo amakaag ku noqday

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Messi, Modric & 13 Xiddig Oo Waaweyn Oo Ronaldo & Benzema Kula Biiri Kara Horyaalka Sucuudiga.

June 7, 2023

Madaxweynaha Jubbaland oo xariga ka jaray Waddooyin Laami ah oo laga dhisay Kismaayo (Sawirro)

June 7, 2023

Al-Shabab militants abduct medical aid workers in Hiiraan region

June 7, 2023

20 Al-shabaab ah oo lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

June 7, 2023

Wasiirka Warfaafinta oo sheegay in 20 ka mid ahaa Shabaab lagu dilay Shabeellada hoose

June 7, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Xoghayaha Dibada ee Maraykanka oo safar ku tagay Sacuudiga xili xiriirka labada dal uu sii xumaanayo

June 7, 2023

Shaxda Riyada Carlo Ancelotti Ee Real Madrid, Kane Oo Badalay Benzema.

June 7, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Maxamed bin Salmaan oo kulan si weyn looga war sugayay la yeeshay Antony Blinken

June 7, 2023

Ugandan soldiers survive six days hiding from Al-Shabab, says military

June 7, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.