Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Ciyaaraha

Bukayo Saka Oo Ka Fal Celiyay Guuldaradii Arsenal Ka Soo Gaadhay Newcastle United.

May 18, 2022
gudaha Ciyaaraha
58 4
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Bukayo Saka ayaa qirtay in uuna Rumaysan kari sidii ay Arsenal u liidatay kulankii ay guuldarada kala kulmeen kooxda Newcastle kulan ka tirsanaa premier league.

Inkasta oo ay guuldaro kala kulantay Tottenham todobaadkii hore hadana rajada Arsenal ee kaalinta 4-aad ayaa ahayd mid ay gacanta ku haystaan ka hor kulankii Newcastle.

Guul ay ka gaadhaan Newcastle iyo Everton ayaa kaga filnayd in ay u soo baxaan champions League xilli ciyaareedka dambe.

Laakiin kooxda Mikel Arteta ayaa guuldaro 2/0 ah kala kulantay Newcastle United haadana waxa gacanta ka baxday fursadooda u soo bixista champions league xilli ciyaareedka dambe.

Saka ayaana sheegay in ay ceeb tahay in ay Arsenal bur-burtay wakhtigii muhiimka u ahaa kooxda xilli ciyaareedka.

“Guud ahaan waxa jira niyad jab iyo qalbi jab, ma rumaysan karo sidii xumayd ee aan u ciyaarnay kulankii Newcastle”ayuu Saka yidhi.

“Waxa aan luminay dhamaan kubadihii lagu dagaalmayay, kubadihii 2-aad si fiican umaan ciyaarin guud ahaan, waxa aan ka niyad jabsanahay qaab walba oo ciyaarteena ah”.

“Waxan u Malaynayaa in ay na dhaawacici doonto waxa aan ogahay sida ay taageerayaasha muhiim ugu tahay”ayuu sii raaciyay

Xigasho: Kooxda

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Ciyaaraha

Isku Aadka Wareega 16-ka FA Cup-ka Oo La Soo Saaray

January 30, 2023
Ciyaaraha

Arsenal Oo Badalka Moisés Caicedo Ka Heshay Chelsea.

January 30, 2023
Ciyaaraha

Chelsea Oo Dalab Rasmi Ah Ka Gudbisay Enzo Fernandez

January 30, 2023
Ciyaaraha

Harry Maguire Oo Ka Jawaabay Dalabkii Ay Inter Milan Ka Soo Gudbisay Saxiixiisa.

January 30, 2023
Ciyaaraha

Xiddiga Ugu Horeey Ee Uu Enzo Fernandes Ka Caydhin Doono Chelsea Oo La Ogaaday.

January 30, 2023
Ciyaaraha

Cancelo, Gusto & Saxiixyada La Dhamaystirtay Ilaa Haatan Suuqa January

January 30, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Kooxo hubeysan oo caawa weerar culus ka geystay saldhig ku yaalla Muqdisho

    77 saamiyo
    La wadaag 31 Tweet 19
  • Russian helicopter fired upon at Mogadishu Airport

    75 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Somalia says 136 Al-Shabab members killed in operation

    85 saamiyo
    La wadaag 34 Tweet 21
  • Qarax dhimasho sababay oo ka dhacay Muqdisho

    77 saamiyo
    La wadaag 31 Tweet 19
  • Before a secret raid on an ISIS leader’s mountain cave complex, US forces ran the mission at a special recreation of the target Area

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Isku Aadka Wareega 16-ka FA Cup-ka Oo La Soo Saaray

January 30, 2023

Mareykanka oo shacabkiisa uga digay iney booqdaan 19 dal iyo Somalia..

January 30, 2023

Isniin, Jan 30, 2023-Dowladda Soomaaliya oo waxbarasho siinaysa carruurta ku nool degaanada laga xoreeyay Alshabaab

January 30, 2023

Arsenal Oo Badalka Moisés Caicedo Ka Heshay Chelsea.

January 30, 2023

Bankiga Adduunka oo saddex arrin ku amaanay Maamulka Taliban ee dalka Afghanistan

January 30, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Xaadoole oo shaaciyey ninka keenay qorshihii Sh/Dhexe looga saaray Al-Shabaab

January 30, 2023

US intensifies engagement in Somalia

January 30, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Mareykanka oo dhex dhexaadinaya Israa’il iyo Falastiin iyadoo dilal badan ay dhowaan dhaceen

January 30, 2023

Isniin, Jan 30, 2023-Maxkamadda ciidamada oo 8 sano oo xabsi ah ku xukuntay xaaska horjoogaha Daacish ee Soomaaliya

January 30, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.