Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Ciyaaraha

Chelsea Oo Bar-Baro Niyad Jab Leh Kala Kulantay Everton

March 18, 2023
gudaha Ciyaaraha
61 1
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Kooxda chelsea ayaa bar-baro kala kulantay Everton kulan ka dhacay Stamford Brdige kulan ka tirsanaa premier League iyada oo Blues iska lumisay dhibco muhiim ah.

Chelsea ayaa kulanka maamulaysay iyaga oo ahaa kooxda fiican kana awood badnaa Everton kuwaas oo difaac ku jiray oo weeraro rogaal celis qaadasay.

Blues ayaa samaynaysay fursado joogto ah iyaga oo Everton ku qasbay in ay daafac galaan isla markaas kaliya adeegsadaan weerar rogaal celis ah.

Qaybta hore ee ciyaarta ayaa ku dhamaatay bar-baro gool la’aan ah inkasta oo ay Chelsea u qalantay in ay dhaliso goolal marka la eego fursadaha ay samaynaysay.

Kooxda chelsea ayaa qaybtii dambe ku bilaabatay si dar-dar leh iyaga oo doonayay in ay dhaliyaan gool ay ciyaarta hogaanka ugu qabtaan ciyaarta.

Daqiiqadii 52-aad ee ciyaarta ayay chelsea hogaanka u qabatay waxana dhaliyay xiddiga Joaa Felix kaas oo hogaanka u dhiibay kooxdiisa ciyaartana ka dhigay 1/0.

Kooxda Everton ayaa bilowday in ay raadiso goolka bar-baraha xilli ay chelsea daafac gashay si ay goolka u ilaashato.

Daqiiqadii 69-aad ayay Everton dhalisay goolka bar-baraha waxana u dhaliyay xiddiga Abdoulaye Doucoure kaas oo ciyaarta ka dhigay 1/1 ay labada kooxood dhaliyeen min hal gool.

Kooxda chelsea ayaa mar kale bilowday in ay ciyaarta hogaanka u qabatay iyaga oo qaadayay weeraro aan kala joogsi lahayn.

Chelsea ayaa daqiiqadii 76-aad dhalisay goolka 2-aad waxana rikoodhe gool u badalay xiddiga Kai Havertz kaas oo ciyaarta hogaanka u dhiibay kooxdiisa ciyaartana ka dhigay 2/1.

Everton ayaa dhinaceeda bilowday raadinta goolka bar-baraha xilli uu Graham Potter badal ku sameeyay xiddigaha muhiimka u ahaa kooxdiisa si uu u ilaashado goolka.

Laakiin Everton ayaa daqiiqadii 89-aad dhalisay goolka bar-baraha waxana u dhaliyay xiddiga Ellis Simms kaas oo kooxdiisa ku soo celiyay ciyaarta.

Waxa sidaas ku dhamaatay ciyaarta oo ay Chelsea iyo Everton ku kala bexeen bar-baro 2/2 ah xilli Blues iska lumisay 2 dhibcood oo muhiim ah.

Related

Xigasho: Kooxda

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Ciyaaraha

Man United Oo Loo Sheegay In Ay Iska Iloobaan Saxiixa Frenkie de Jong, Sabab

March 27, 2023
Ciyaaraha

Rice Wuu Ku Soo Baxayaa Arsenal.

March 27, 2023
Ciyaaraha

Alex Iwobi Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulaysanaysa Horyaalka Premier League Xilli Ciyaareedkan.

March 27, 2023
Ciyaaraha

“Man United Taageere Weyn Ayaan U Ahay Laakiin….”

March 27, 2023
Ciyaaraha

Vinicius Jr Oo Real Madrid Ka Diiday Dalab Ay U Soo Bandhigtay, Ma Ahan Heshiis Cusub.

March 27, 2023
Ciyaaraha

Anceltti Oo Ka Hadlay Mustaqbalkiisa Real Madrid & Xiisaha Xulka Brazil

March 27, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Ciidanka Dowladda oo Howlgallo Ka Bilaabay Shabeellaha Dhexe

    75 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Axad, Mar 26, 2023-Somaliland oo sheegtay in ay Laascaanood ku qaadayso dagaal

    76 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Wararkii ugu dambeeyay ee Qaraxyo Daacish la beegsatay Al-Shabaab – Puntland Times

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Saraakiil Mareykan ah oo gaaray degmada Maxaas & Xog ku aadan ujeedkooda (Sawirro)

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Faysal Cali Waraabe oo caddeeyey mowqifkiisa qorshaha cusub ee dagaalka Laascaanood

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

387 kun qof oo isu diiwaan galiyay doorashada qof iyo cod ee dowladaha hoose

March 27, 2023

Sucuudiga oo balaayiin dollar ku maalgashanaya dalka Shiinaha

March 27, 2023

Abshir Axmed Macalin oo isku soo dhiibay Qeybta 60-aad ee Xoogga dalka (Sawirro)

March 27, 2023

Maxaad ka taqaan lixda nin ee u istaagay in ay joojiyaan dagaalka Laascaanood?

March 27, 2023

Isniin, Mar 27, 2023-Guddigii Isimada ahaa ee Muqdisho ka yimid oo maanta tagay magaalada Laascaanood si ay xaaladda u qiimeeyaan

March 27, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

‘Ma baadhayno qaraxyadii dhuumaha shidaalka ee Nord Stream’

March 27, 2023

DF oo ka hadashay halka uu marayo qorshaha wejiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab

March 27, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Haweeney weerartay Dugsi ku yaal Maraykanka oo ku dishey Lix ruux oo ay carruur ku jirto

March 27, 2023

Isniin, Mar 27, 2023-Ciidamada Fedaralka ee Itoobiya oo rasaas ku furay dad shacab ahaa oo isu soobax ka samaynayay dowlad degaanka Soomaalida

March 27, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.