Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Ciyaaraha

Chelsea Oo Calaamadsatay Badalka Romelu Lukaku, Barcelona Ayay Ku Cidhiidhinaysaa.

May 16, 2022
gudaha Ciyaaraha
60 2
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Chelsea ayaa lagu soo waramayaa in ay ka fiirsanayso in ay u dhaqaaqdo saxiixa xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Bayern Munich ee Robert Lewandowski inkasta oo xiddiga Bayern Munich uu doorbidayo u dhaqaaqista Barcelona.

Weeraryahanka rer France ayaa noqon doona xor xagaaga dambe waxana uu sheegay in uu isaga tagi doono Bayern Munich dhamaadka xilli ciyaareedkan xilli ay Bayern diyaar u tahay in ay iska iibiso halkii ay xor ku waayi lahayd xagaaga.

Sida laga soo xigtay The Guardian, Barcelona ayaa ku rajo weyn in ay ku guulaysan doonto saxiixa xiddiga Lewandowski marka la eego in uu xiddigu doonayo in uu ku biiro Barcelona.

Si kasta ha ahaatee kooxda chelsea ayaa haatan ku biirtay tartanka loogu jiro saxiixa xiddiga reer Poland iyada oo chelsea u doonaysa badalka Romelu Lukaku.

Tuchel ayaa xiddiga Robert Lewandowski u arka xiddig Blues ka caawin kara in ay goolal badan dhaliso xilli ciyaareedka dambe kadib fashilka Romelu Lukaku.

Xigasho: Kooxda

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Ciyaaraha

Isku Aadka Wareega 16-ka FA Cup-ka Oo La Soo Saaray

January 30, 2023
Ciyaaraha

Arsenal Oo Badalka Moisés Caicedo Ka Heshay Chelsea.

January 30, 2023
Ciyaaraha

Chelsea Oo Dalab Rasmi Ah Ka Gudbisay Enzo Fernandez

January 30, 2023
Ciyaaraha

Harry Maguire Oo Ka Jawaabay Dalabkii Ay Inter Milan Ka Soo Gudbisay Saxiixiisa.

January 30, 2023
Ciyaaraha

Xiddiga Ugu Horeey Ee Uu Enzo Fernandes Ka Caydhin Doono Chelsea Oo La Ogaaday.

January 30, 2023
Ciyaaraha

Cancelo, Gusto & Saxiixyada La Dhamaystirtay Ilaa Haatan Suuqa January

January 30, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Kooxo hubeysan oo caawa weerar culus ka geystay saldhig ku yaalla Muqdisho

    77 saamiyo
    La wadaag 31 Tweet 19
  • Russian helicopter fired upon at Mogadishu Airport

    75 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Somalia says 136 Al-Shabab members killed in operation

    85 saamiyo
    La wadaag 34 Tweet 21
  • Qarax dhimasho sababay oo ka dhacay Muqdisho

    77 saamiyo
    La wadaag 31 Tweet 19
  • Before a secret raid on an ISIS leader’s mountain cave complex, US forces ran the mission at a special recreation of the target Area

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Isku Aadka Wareega 16-ka FA Cup-ka Oo La Soo Saaray

January 30, 2023

Mareykanka oo shacabkiisa uga digay iney booqdaan 19 dal iyo Somalia..

January 30, 2023

Isniin, Jan 30, 2023-Dowladda Soomaaliya oo waxbarasho siinaysa carruurta ku nool degaanada laga xoreeyay Alshabaab

January 30, 2023

Arsenal Oo Badalka Moisés Caicedo Ka Heshay Chelsea.

January 30, 2023

Bankiga Adduunka oo saddex arrin ku amaanay Maamulka Taliban ee dalka Afghanistan

January 30, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Xaadoole oo shaaciyey ninka keenay qorshihii Sh/Dhexe looga saaray Al-Shabaab

January 30, 2023

US intensifies engagement in Somalia

January 30, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Mareykanka oo dhex dhexaadinaya Israa’il iyo Falastiin iyadoo dilal badan ay dhowaan dhaceen

January 30, 2023

Isniin, Jan 30, 2023-Maxkamadda ciidamada oo 8 sano oo xabsi ah ku xukuntay xaaska horjoogaha Daacish ee Soomaaliya

January 30, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.