Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Ciyaaraha

Chelsea Oo Ka Faa’iiday Guuldaradii Arsenal Ee Xalay, Sabab.

May 17, 2022
gudaha Ciyaaraha
60 2
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Kooxda chelsea ayaa ka faa’iiday guuldaradii xalay Arsenal ka soo gaadhay Newcastle kulan ka tirsanaa premier League iyaga oo xaqiiqsaday booskooda wareega Group-yada champions League xilli ciyaareedka dambe.

Booska chelsea ee champions league xilli ciyaareedka dambe ayaa halis ku jiray kadib guuldaradii Everton iyo bar-barihii Wolves.

Kooxda Thomas Tuchel ayaa inta badan xilli ciyaareedka ku jirtay kaalinta 3-aad laakiin booskaas ayaa halis ku jiray kadib guulihii Arsenal ee ugu dambeeyay.

Laakiin Guuldaradii Gunners ka soo gaadhay Newcastle ayaa la macno ah in ay chelsea ka ciyaari doonto champions league xilli ciyaareedka dambe.

Kooxda Chelsea oo ay laba kulan uga hadheen dhamaadka premier League ayaa haatan hubta in ay ka ciyaari doonto champions league xilli ciyaareedka dambe.

Xigasho: Kooxda

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Ciyaaraha

Arsenal Oo Dalab Rasmi Ah Ka Gudbisay Xiddig U Ciyaara Man City.

June 6, 2023
Ciyaaraha

Gundogan, Kane, Lewandowski, Ugarte, Caicedo, Mac Allister, Haalad & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga.

June 6, 2023
Ciyaaraha

Goorma Ayaa La Soo Saarayaa Jadwalka Prmeier League Xilli Ciyareedka 2023/2024.

June 6, 2023
Ciyaaraha

Mauricio Pochettino Oo Ku Dhaw Saxiixiisii Ugu Horeeyay Ee Chelsea & Hazard Oo Ka Caawinaya.

June 6, 2023
Ciyaaraha

Waxan Doonayay In Aan Kooxdan Kaga Fadhiisto Ciyaaraha Laakiin…

June 6, 2023
Ciyaaraha

Waa Maxay Sababta Ay PSG Saxiixa Manuel Ugarte Ugu Garaacday Chelsea?

June 6, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Faahfaahin:- Caruur ay dhaleen Nabadoono caan ah oo xalay Muqdisho lagu laayay. – Puntland Times

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Police probe ‘strange’ ransom demand in Ciku Muiruri’s abduction case

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Dissent on ICG Statement on the Fighting at Las Anod

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukuntay 36 qof oo ajnabi ah

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Xog:- RW. Xamse oo Xafiiskiisa ka sameeyay Talaabo Jawaab u ah Dacwadii halista badneyd ee USA. – Puntland Times

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Former police commander narrowly escapes suspected Al-Shabaab assassination attempt in Mogadishu

June 6, 2023

Soomaalida Nairobi oo ka cabanaya sare u kaca qiimaha guryaha

June 6, 2023

Arsenal Oo Dalab Rasmi Ah Ka Gudbisay Xiddig U Ciyaara Man City.

June 6, 2023

MW Xassan Sheekh ”Xisbiyada badan Soomaaliya dabar ayey ku noqnee” – Puntland Times

June 6, 2023

Wakiilka QM ee Somalia oo kulankii ugu horeeyey la yeelatay Souef M. El-Amine (Sawirro)

June 6, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Pitfalls of the Proposed Presidential System

June 6, 2023

Baarlamanka Ontario oo ansixiyey sharci Soomaalida u danaynaya

June 6, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Gundogan, Kane, Lewandowski, Ugarte, Caicedo, Mac Allister, Haalad & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga.

June 6, 2023

Saddex qodob oo la dul-dhigay Beelo ku dagaalamay xuduudka Puntland & Galmudug – Puntland Times

June 6, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.