Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Ciyaaraha

Cristiano Ronaldo Mise Lionel Messi? Kevin De Bruyne Oo Doortay Xiddiga Uu U Dooran Lahaa In Uu Ka Garab Ciyaaro.

May 19, 2022
gudaha Ciyaaraha
59 3
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Kubad sameeyaha Manchester City Kevin De Bruyne ayaa u doortay weeraryahanka Manchester United Cristiano Ronaldo inuu yahay Xiddiga uu dooran lahaa in uu ka garab ciyaaro marka loo bar-bar dhigo xiddiga PSG ee Lionel Messi.

Waraysi uu siiyay Wow Hydrate, De Bruyne ayaa la waydiiyay su’aalo badan oo gaaban waxana la waydiiyay midka uu doorbidi lahaa in uu ka garab ciyaaro xiddigaha Ronaldo iyo Messi.

Labada xiddig ee Ronaldo iyo Messi ayaa inta badan lagu murmaa midka fiican iyada oo labada xiddig ka mid yihiin xiddigaha ugu fiican 20-kii sano ee ugu dambeeyay.

“Waxa aan dooranayaa Ronaldo sababta oo ah weeraryahan caadi ah, Messi wali waa kubad sameeye, aniguna waxa aan ahay kubad sameeyo sidaas darteed waxa aan dooranayaa Ronaldo”ayuu De Bruyne.

Xiddiga khadka dhexe ee Kevin De Bruyne ayaa ku jira qaab ciyaareed cajiib ah xilli ciyaareedkan waxana uu dhaliyay 19 gool halka uu caawiye ka noqday 13 kale 44 kulan oo tartamada oo dhan ah.

Xigasho: Kooxda

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Ciyaaraha

Mauricio Pochettino Oo Qalinka Ku Duugay Heshiiska Uu Ugu Biirayo Chelsea, Imisa Ayuu Seexay?

May 28, 2023
Ciyaaraha

Rashford, Bellingham, Lukaku, Neves, Messi, Mac Allister, Saka & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga.

May 28, 2023
Ciyaaraha

Mario Balotelli Oo Ka Hadlay Final-ka Champions League Isaga Hor Iman Doonaan Labadiisii Kooxood Ee Hore.

May 28, 2023
Ciyaaraha

Victor Osimhen Mise Erling Haaland? Mario Balotelli Oo Doortay Xiddiga Fiican

May 28, 2023
Ciyaaraha

Lionel Messi Oo Bar-Bareeyay Rikoodhkii Koobabka Ee Dani Alves.

May 28, 2023
Ciyaaraha

Karim Benzema Oo La Xaqiijiyay In Uu Ku Biirayo Koox Sucuudiga Ka Ciyaarta.

May 28, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • US Africa Command launches strike against al-Shabaab militants

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Somali forces capture four al-Shabab members, kill one leader

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • QM oo war kasoo saartay weerarkii lagu qaaday xerada ATMIS ee Buulo-Mareer – Allbanaadir.com | Warar Sugan | Xigasho Iyo Xaqiiq ku Salaysan | Waa Astaanta Allbanaadir Media

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Safaaradda Maraykanka oo ka cabatay bahdil ay u gaysteen ciidamado Soomaaliyeed

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • SOMALILAND oo go’aan ka gaartay arrin ka dhalatay DAGAALKA Laascaanood – Allbanaadir.com | Warar Sugan | Xigasho Iyo Xaqiiq ku Salaysan | Waa Astaanta Allbanaadir Media

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Mauricio Pochettino Oo Qalinka Ku Duugay Heshiiska Uu Ugu Biirayo Chelsea, Imisa Ayuu Seexay?

May 28, 2023

Cumar Cabdirashiid oo ka horyimid heshiiskii xalay ee Golaha Wadatashiga Qaran – Allbanaadir.com | Warar Sugan | Xigasho Iyo Xaqiiq ku Salaysan | Waa Astaanta Allbanaadir Media

May 28, 2023

Taalibaan oo hanjabaad culus u dirtay Iran kaddib dagaal labada dhinac dhax maray

May 28, 2023

Somali leaders reach landmark political agreement

May 28, 2023

Fiqi oo faah-faahin dheeraad ah ka bixiyay heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran

May 28, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Rashford, Bellingham, Lukaku, Neves, Messi, Mac Allister, Saka & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga.

May 28, 2023

CCCSharmaake “Golaha Wadatashiga Qaran ma waxa uu isku beddelay taliskii Millateriga ee hore”. – Puntland Times

May 28, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Mareykanka oo ‘duqeyn ku burburiyay’ hubkii ay Shabaab ka qaateen ATMIS – Allbanaadir.com | Warar Sugan | Xigasho Iyo Xaqiiq ku Salaysan | Waa Astaanta Allbanaadir Media

May 28, 2023

Madaxweyne Museveni oo xaqiijiyay in Al-shabaab ay dileen askar ka tirsan ciidanka Uganda

May 28, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.