Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Ciyaaraha

Erling Haaland Oo Guul Ku Hogaamiyay Man City, Saddexley Ayuu Kaga Baxay Abaartii Goolasha.

January 22, 2023
gudaha Ciyaaraha
58 4
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Kooxda Man City ayaa guul ay u qalantay ka gaadhay kooxda Wolves iyada oo Erling Haaland soo celiyay wacdarihiisii kana baxay abaartii goolasha.

Haaland oo aan kulamadii ugu dambeeyay wax gool ah dhalin ayaa kooxdiisa ku hogaamiyay guul muhiim u ah tartanka horyaalka premier League.

Wolves ayaa kulanka ku soo gashay qorshe cad oo ahaa in ay difaacato ilaa dhamaadka ciyaarta isla markaas qaado weeraro rogaal celis ah.

Man City ayaa dhinaceeda cadaadis waali ah saartay kooxda Wolves iyaga oo doonayay in ay hogaanka u qabtaan ciyaarta.

Qprshihii Wolves ayaa kala dhacay daqiiqadii 40-aad kadib markii uu Erling Haaland hogaanka u dhiibay kooxdiisa ciyaartana ka dhigay 1/0.

Waxa sidaas ku dhamaatay qaybta hore ee ciyaarta oo ay Man City ahayd kooxda fiican laakiin kaliya dhalisay hal gool oo kaliya.

Qaybta dambe ayay Man City si dar-dar leh ku bilaaatay ciyaarta waxana ay raadinayeen goolal ay ciyaarta ku dilaan.

Man City ayaa daqiiqadii 50-aad Heshay Rikoodhe waxana gool u badalay xiddiga Haaland kaas oo dhaliyay goolkiisii 2-aad ee ciyaarta iyo goolkii 2-aad ee kooxdiisa.

Wolves ayaa wixii intaas ka dambeeyay u muuqatay kuwo niyad jabay waxana ay sameeyeen khaladaad dhinaca daafaca ah oo hali galiyay kooxda.

Daqiiqadii 54-aad ayay sameeyeen khalad dilaa ah oo uu ka faa’iidaystay xiddiga Riyad Mahrez kaas oo kubada u dhiibay xiddiga Erling Haaland kaas oo gool u badalay ciyaartana ka dhigay 3/0.

Wixii intaas ku dambeeyay Man City oo hubta in ay xaqiiqsatay natiijada ciyaarta ayaa iska ciyaaraysay baas-baas ay wakhtiga ku luminayaan maadama ayna dadaal aad ah u baahnayn haatan.

Waxa sidaas ku dhamaatay ciyaarta oo ay Man City guul muhiim ah ka gaadhay Wolves isla markaas ku dhawaatay kooxda Arsenal oo ay haatan 5 dhibcood ka dambayso.

Xigasho: Kooxda

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Ciyaaraha

Lionel Messi Oo Sucuudiga Kaga Daba-Tagay Cristiano Ronaldo.

January 27, 2023
Ciyaaraha

Cristiano Ronaldo Oo Afka Laga Galin Karo Ganaax 30 Maalin Ah, Sabab.

January 27, 2023
Ciyaaraha

Brighton Oo Ka Jawaabtay Dalabkii Ay Arsenal Ka Gudbisay Moises Caicedo

January 27, 2023
Ciyaaraha

Rashford Lama Joojin Karo Hadii…?

January 27, 2023
Ciyaaraha

Klopp Oo Kashifay Wakhtiga Ay Soo Laaban Doonaan Xiddigaha Van Dijk, Firmino & Jota.

January 27, 2023
Ciyaaraha

Arsenal Oo Dalab Rasmi Ah Ka Gudbisay Xiddig Khadka Dhexe Ku Fiican

January 27, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Al Shabaab leader killed in Galgadud

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Wararkii ugu dambeeyey ee shirka ka furmaya Laascaanood

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Somaliland oo dhaq-dhaqaaq cusub ka billowday Laascaanood iyo wararkii ugu dambeeyay

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • US military kills senior Islamic State official in Somalia

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Puntland oo maxkamad soo taagtay xubna loo haysto kamdi ahaanshiyaha Al-shabaab

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY GUDDIGA WAALIDIINTA CIIDANKA TABABARKA KU QAATAY ERETERIYA

January 27, 2023

Al-Shabaab oo mar kale afduubatay dad u dhashay hal beel

January 27, 2023

Jimco, Jan 27, 2023-Dowladda Soomaaliya oo soo dhaweysay dilka Hoggaamiyahii Daacish ee Soomaaliya

January 27, 2023

Saddex maalmood oo qallafsan oo Afrika ruxay

January 27, 2023

Dowladda Soomaaliya oo soo dhaweysay dilka Bilaal al-Sudani

January 27, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Jimco, Jan 27, 2023-Madaxweyne Xasan Sheekh “Caalamka iyo inta badan dadka Soomaaliyeed kuma qanacsaneen howlgalka ka dhanka ah Al-shabaab”

January 27, 2023

Gobolka Osun ma u wareegi doonaa APC doorashada madaxweynaha?

January 27, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Sawirro: Xasan Sheekh oo xog cusub siiyey waalidiinta ciidanka ku maqan Eritrea

January 27, 2023

Madaxweyne Xasab Sheekh oo la kulmay Waalidiin Carruurtooda Eritrea loo qaaday (Sawirro)

January 27, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.