Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Ciyaaraha

Frenkie de Jong Oo Go’aan Ka Gaadhay Wararka La Xidhiidhinaya Man United.

May 14, 2022
gudaha Ciyaaraha
58 4
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Manchester United ayaa lagu soo waramayaa in ay Niyad jab kala kulantay baacsigii ay ugu jirtay saxiixa xiddiga khadka dhexe ee kooxda Barcelona ee Frenkie de Jong.

Bilowgii todobaadkan waxaa la sheegay in tababaraha cusub ee Man United ee Erik Ten Hag uu De Jong Ka dhigtay bartilmaameedkiisa 1-aad ee suuqa xagaaga.

Iyada oo xiddiga De Jong iyo Ten Hag ay ka soo wada shaqeeyeen Ajax waxa jiray warar sheegaya in ay Barcelona u furantahay in ay iska iibiso xiddiga xagaaga.

Si kasta ha ahaatee sida laga soo xigtay, Daily Star, De Jong ayaan doonayn in uu ka tago kooxda Barcelona gaar ahaan koox aan ka qayb ahayn champions league xilli ciyaareedka dambe.

Wararka ayaa sheegaya in uu xiddiga 25 jirka ah doonayo in uu sii joogo kooxda Barcelona kana sii ahaan doono qorshaha Xavi ee xilli ciyaareedka dambe.

Xigasho: Kooxda

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Ciyaaraha

Rikoodho Badan Oo Ay Arsenal Jabisay Kulankii Ay Xasuuqday Lens

November 30, 2023
Ciyaaraha

Maxay Man United U Baahantahay Si Ay Ugu Soo Baxdo Wareega 16-ka Champions League.

November 30, 2023
Ciyaaraha

Paul Scholes Oo Tilmaamay Xiddiga Sababta U Ahaa Dhibcihii Ay United Ku Lumisay Kulankii Galatasaray.

November 30, 2023
Ciyaaraha

Kaadhka Cagaaran Oo Lagu Soo Darayo Kubada Cagta & Faah-Faahin Ku Saabsan

November 30, 2023
Ciyaaraha

Man United Oo Bar-Baro Niyad Jab leh Kala Kulantay Galatasaray.

November 29, 2023
Ciyaaraha

Arsenal Oo Nus Darsin Goolal Ah Ku Xasuuqday lens & Real Madrid Oo Garaacday Napoli.

November 29, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Warmurtiyeed ka soo baxay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran – Halgan

    80 saamiyo
    La wadaag 32 Tweet 20

Wararkii Ugu Danbeeyay

Axmed Maoobe oo Afmadow u tagay qiimeynta dhibaato halkaasi ka jirta (Sawirro)

November 30, 2023

Somali pirates tried to hijack an Israeli-owned ship. Security officials are perplexed.

November 30, 2023

Israa’iil oo hal maalin ku kordhisay xabbad-joojinta Gaza

November 30, 2023

Xoghayihii hore ee Mareykanka Henry Kissinger oo geeriyooday

November 30, 2023

Labis uu caan ku yahay William Ruto oo laga mamnuucay Baarlamaanka Kenya

November 30, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Somalia has joined the EAC regional bloc. What happens next?

November 30, 2023

Dhammaadka heshiiska xabbad-joojinta Israa’iil iyo Xamaas oo ay saacado ka hareen.

November 30, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Weerar ka dhacay magaalada Qudus (Jerusalem)

November 30, 2023

Rikoodho Badan Oo Ay Arsenal Jabisay Kulankii Ay Xasuuqday Lens

November 30, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.