Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Ciyaaraha

Gundogan, Kane, Lewandowski, Ugarte, Caicedo, Mac Allister, Haalad & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga.

June 6, 2023
gudaha Ciyaaraha
57 5
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Waxa fooda inagu soo haya suuqa kala iibsiga xagaaga iyada oo kooxuhu isu diyaarinayaan in ay suuqa u galaan xoojinta kooxhooda si ay ugu diyaar garoobaan xilli ciyaareedka cusub.

Iyada oo suuqu furmi doono bisha dambe kooxaha ayaa isku diyaarinaya in ay haatanba bilaabaan dadaalda ay saxiixyada ay doonayaan in ay ku xoojiyaan kooxohooda.

Manchester City Ilkay Gundogan, oo 32 jir ah, ayaa laga yaabaa inuu ku laabto Borussia Dortmund xagaagan madaama Barcelona aysan awoodin inay bixiso mushaharkiisa (Bild).

Kooxda Arsenal ayaa heshiis 2 sano ah u soo bandhigtay xiddiga Gundogan si ay ugu sii hayso horyaalka premier League (Sport).

Dalabka ugu horeeya ee Real Madrid ee Harry Kane ayaa noqon doona 80 milyan oo euro laakiin kooxda Tottenham ayaa doonaysa 100 milyan oo euro (Sport).

Kooxda chelsea ayaa dareenkeeda u jeedisay saxiixa xiddiga khadka dhexe ee kooxda Brighton ee Moises Caicedo kadib markii lagu garaacay saxiixa Manuel Ugarte (Standard).

Kooxda chelsea ayaa sidoo kale dib u soo cusboonaysiisay xiisaha ay u qabto xiddiga Southampton ee Romeo Lavia (Express).

Kooxda Atletico Madrid ayaa ku dhaw saxiixa xiddiga kooxda Crystal Palace ee Wilfried Zaha (Mail).

Kooxda Liverpool ayaa dalab 35 milyan ah ka gudbisay saxiixa xiddiga khadka dhexe ee kooxda Barcelona ee Franck Kessie (Sport).

Xiddiga Barcelona ee Robert Lewandowski ayaa iska diiday dalab waali ah oo uu ka helay koo ka ciyaarta horyaalka sucuudiga (Mundo Deportivo).

Goolhayaha Kooxda Fc Porto ee Diogo Costa ayaa iska diiday ku biirista Man United xagaaga (Mail).

Xiddiga N’Golo Kante ayaa u furan in uu sii joogo premier League heshiis cusubna u saxiixo kooxda Chelsea (Fabrizio Romano).

Kooxda Man City ee Erling Haalad ayaa diyaar u ah in uu heshiis cusub u saxiixo kooxda Hadii ay saddexley ku guulaysato champions League (Mirror).

Manchester United ayaa 150 milyan oo euro miiska u saaraysa Real Madrid si ay u hesho saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Eduardo Camavinga, iyadoo Los Blancos ay u furan tahay inay ku iibiso xiddiga (El Nacional).

Xiddiga khadka dhexe ee Bayern Munich Leon Goretzka ayaa sidoo kale loo soo bandhigay kooxda Man United halka ay Red Devils sidoo kale doonayso saxiixa xiddiga Decland Rice (Sky Germany).

Kooxda ka ciyaarta sucuudiga ee Al-Ahli ayaa daab Rasmi ah miiska u saartay xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda chelsea ee Pierre-Emerick Aubameyang (Fabrizio Romano).

Related

Xigasho: Kooxda

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Ciyaaraha

Arturo Vidal Oo Weerar Ku Qaaday Erik ten Hag & Xiddiga Sababta U Ah Oo La Ogaaday.

September 25, 2023
Ciyaaraha

Taageerayaasha Chelsea Oo Caydhsaday Milkiilaha Kooxda, Sabab.

September 25, 2023
Ciyaaraha

Mohamed Salah Oo Bar-Bareeyay Rikoodh Ay Dhigeen Beckham Iyo Henry

September 24, 2023
Ciyaaraha

Waa Maxay Sababta Uu Leandro Trossard Ku Seegay Kulanka North London Derby

September 24, 2023
Ciyaaraha

Arsenal Iyo Tottenham Oo Ku Kala Baxay Bar-Baro Kadib Kulan Xamaasad Leh.

September 24, 2023
Ciyaaraha

Gary Neville Oo Xiddig Arsenal U Ciyaara U Sheegay In Uuna Qaban Shaqadiisa Kulankii North London Derby.

September 24, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Somaliland government releases freelance journalist Abdimalik Oldon

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Madaxweynaha Dowladda Puntland oo kulan la qaatay Saraakiisha kala duwan oo ka tirsan Ciidanka Puntland.[Masawiro] – Halgan

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Warmurtiyeed ka soo baxay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran – Halgan

    76 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Xog la yaab leh oo laga keenay ninkii Somaliland ay u dirsatay Uganda – Allbanaadir

September 25, 2023

Axmed Madoobe oo isku Shaandheyn ku sameeyay Golaha Wasiirrada xubno cusubna magacaabay

September 25, 2023

Isniin, Sept 25, 2023-Millateriga Somaliland oo amar kasoo saaray colaad beeleeda Ceel Afwayn

September 25, 2023

Arturo Vidal Oo Weerar Ku Qaaday Erik ten Hag & Xiddiga Sababta U Ah Oo La Ogaaday.

September 25, 2023

Xubno kasoo goostay Shabaabka ka dagaallamaya gobolka Mudug oo lasoo banhigay

September 25, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Isniin, Sept 25, 2023-Ciidamada ATMIS ee la qorsheeyay inay ka baxaan Soomaaliya oo la faray inay kusii sugnaadaan xeryahooda

September 25, 2023

Ra’iisulwasaare Xamse oo Khudbad u Jeediyay Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Maraykanka+Sawirro

September 25, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Taageerayaasha Chelsea Oo Caydhsaday Milkiilaha Kooxda, Sabab.

September 25, 2023

Axmad Madoobe oo 13 sano xukumaya Jubbaland oo Laba arrin ku eedeeyay mucaaradka – Allbanaadir Media

September 25, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.