Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Ciyaaraha

Kane Mise Osimhen? Man United Oo Go’aansatay Xiddiga Ay U Dhaqaaqayso.

March 19, 2023
gudaha Ciyaaraha
59 3
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Xiddiga kooxda Tottenham ee Harry Kane ayaa ah muhiimada 1-aad ee kooxda Man United sida ay sheegayaan wararku.

Wargayska Manchester Evening News ayaa sheegaya in ay United u dhaqaaqi doonto saxiixa xiddiga Harry Kane halkii ay u dhaqaaqi lahayd xiddiga Napoli ee Victor Osimhen.

Isla wargayska ayaa sheegaya in ay United doonayso saxiixa Haryy Kane inkasta oo uu xiddiga Napoli qirtay in uu jecelyahay ka ciyaarista Premier League.

Harry Kane ayaa si weyn loo filayaa in uu isaga tago kooxda Tottenham marka la gaadho suuqa kala iibsiga xagaaga.

Man United ayaa dhinaceeda la filayaa in ay suuqa u gasho weeraryahan cusub xilli ay kooxdu haatan bilaa weeraryahan tahay.

Related

Xigasho: Kooxda

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Ciyaaraha

Reds Oo Halis Ugu Jirta In Ay Dhigto Rikoodh Xun Oo Ay Ugu Dambaysay 14 Sano.

April 1, 2023
Ciyaaraha

Blues Oo Doonaysa In Ay Sii Wataan Guulaha Xidhiidhka Ah.

April 1, 2023
Ciyaaraha

Gunners Oo Rikoodh Fiican Ku Leh Leeds.

April 1, 2023
Ciyaaraha

Miyuu Luis Diaz Ciyaari Doonaa Kulanka Man City? Klopp Ayaa Ka Jawaabay.

March 31, 2023
Ciyaaraha

Ayaa Badinaya Hadii Labadan Shax iska hor Yimaadaamn.

March 31, 2023
Ciyaaraha

Muxuu Xavi Ka Yidhi Wararka Messi La Xidhiidhinaya Barcelona.

March 31, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Dagaalo mar kale saaka ka dhacay duleedka Laascaanood & Wararkii u dambeeyey

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • DAAWO Fadeexad Culus Fadaro Family oo Dharka Dhigtay Muuqaal Galmo ah iska Soo Duubeen Daawo

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Somaliland oo iska fogeysay faddeexad ka dhalatay mashruucii Imaaraadka ee Berbera

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Karmel Mall’s Basim Sabri makes his biggest move, a sign of growing immigrant prosperity

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Bangiga Adduunka oo war farxad leh kasoo saaray deyn cafinta Soomaaliya

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Reds Oo Halis Ugu Jirta In Ay Dhigto Rikoodh Xun Oo Ay Ugu Dambaysay 14 Sano.

April 1, 2023

Xasan Sheekh oo Galmudug ku wajahan iyo qorshaha safarka oo la shaaciyey

April 1, 2023

Waxaanu noqon doonaa dalka ugu danbeeya ee Somaliland aqoonsada

April 1, 2023

Blues Oo Doonaysa In Ay Sii Wataan Guulaha Xidhiidhka Ah.

April 1, 2023

Jimco, Mar 31, 2023-Baarlamaanka Turkiga oo ansixiyay xubinimada Finland ee NATO

April 1, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Gunners Oo Rikoodh Fiican Ku Leh Leeds.

April 1, 2023

Jimco, Mar 31, 2023-Haweenay geeriyootay kadib markii uu qaaday Dooxa Hargaysa

April 1, 2023

Doorashada Tifaftiraha

C/QAADIR NUUNE “Aragtideyda, FSAN ahaan waxaan u baahanahay in na lala xisaabtamo, waana waajib saaran ururada”

April 1, 2023

Ciidanka Puntland oo qabtay lacago been abuur ah iyo dadkii watay

April 1, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.