Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Ciyaaraha

Klopp” Madaxa Iima Degayo Ilaa Aan Helo Xiddigaan” Maamulka Ayuu Cadaadis Saarayaa.

January 25, 2023
gudaha Ciyaaraha
59 3
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Wax qarsoon ma aha in LIverpool ay dareemayaan baahi dhanka qadka dhexe , waana halka uu doonayo macalin Klopp in uu kooxda ka xoojiyo ugu yaraan xagaaga.

Warar ay baahiyeen saxaafada ayaa daaha ka qaaday in tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp uu si xoogan u danaynayo helitaanka adeega xiddiga khadka dhexe uga ciyaara kooxda Borussia Dortmund ee Jude Bellingham.

Bellingham ayaa ku guulaystay in uu soo jiito indhaha kooxaha ugu waaweyn Yurub marka loo eego qaab ciyaareedkiisii ​​wacnaa ee uu la soo qaatay Borussia Dortmund iyo xulka qaranka England oo ay ugu horeeyaan Liverpool, Real Madrid iyo Manchester City.

Sida laga soo xigtay shabakadda “Liverpool Echo” ee Ingiriiska ah, oo soo xiganaysa saxafiga Florian Plettenberg, Jurgen Klopp ayaa ku cadaadinaya maamulka Liverpool in si dhab ah loogu dhaqaaqo soo xero gilinta  Bellingham

Wargeyskaas ayaa  hoosta ka xariiqaya in Klopp uu da`yarkaas reer Ingiriis u arko bartilmaameedkiisa dhabta ah ee xagaaga soo socda.

Liverpool Echo ayaa  xuseysa in agaasimaha ciyaaraha Liverpool ee Julian Ward uu toos ula xariiray laaicbkaas lamana helin  nooca jawaab ee uu ka helay Bellingham .

Waxaa la isla meel dhigayaa in Dortmund ku adag tahay in laacibkaan sii haystaan waxii ka dambeeya suuqaan jiilaalka waana midda keenatay in ay ku gor gortamaan aduun lacageed oo u dhaxeeya 100 ilaa 150 milyan oo euro si u soo fasaxaan laacibka

 

Xigasho: Kooxda

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Ciyaaraha

Lionel Messi Oo Sucuudiga Kaga Daba-Tagay Cristiano Ronaldo.

January 27, 2023
Ciyaaraha

Cristiano Ronaldo Oo Afka Laga Galin Karo Ganaax 30 Maalin Ah, Sabab.

January 27, 2023
Ciyaaraha

Brighton Oo Ka Jawaabtay Dalabkii Ay Arsenal Ka Gudbisay Moises Caicedo

January 27, 2023
Ciyaaraha

Rashford Lama Joojin Karo Hadii…?

January 27, 2023
Ciyaaraha

Klopp Oo Kashifay Wakhtiga Ay Soo Laaban Doonaan Xiddigaha Van Dijk, Firmino & Jota.

January 27, 2023
Ciyaaraha

Arsenal Oo Dalab Rasmi Ah Ka Gudbisay Xiddig Khadka Dhexe Ku Fiican

January 27, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Muqdisho: Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo Warmurtiyeed laga soo saaray

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • US military kills senior Islamic State official in Somalia

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Puntland oo maxkamad soo taagtay xubna loo haysto kamdi ahaanshiyaha Al-shabaab

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Mareykanka oo malaayiin dollar ugu deeqay Soomaaliya

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Al Shabaab leader killed in Galgadud

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Madaxweyne Xasab Sheekh oo la kulmay Waalidiin Carruurtooda Eritrea loo qaaday (Sawirro)

January 27, 2023

Soomaalida dalka Kenya oo walaac ka muujiyay HADAL kasoo yeeray Raila Odinga

January 27, 2023

Jimco, Jan 27, 2023-Shirka isimada dhaqanka Laascaanood oo dhawaan furmaya

January 27, 2023

Lionel Messi Oo Sucuudiga Kaga Daba-Tagay Cristiano Ronaldo.

January 27, 2023

Inta u dhaxaysa Israa’iil iyo Afrika, heshiis guul-guul ah

January 27, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Dilaa halis badan kuna xiran Xabsi oo codsaday in uu ka qeybgalo dagaalka ka socda Ukraine

January 27, 2023

Wasiir ROOBOW oo xog ka bixiyay qaabka loo dhisayo Golaha Sare ee Culimada

January 27, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Jimco, Jan 27, 2023-Raysal wasaaraha Soomaaliya oo ka hadlay caqabad weyn oo dowladda ka heysto qabiilka

January 27, 2023

Faaqidaadda Toddobaadka: Xaaladda amniga ee Muqdisho

January 27, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.