Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Ciyaaraha

Klopp Oo Kashifay Wixii Uu U Sheegay Thiago Alcantara Kadib Guushii FA Cup-ka.

May 15, 2022
gudaha Ciyaaraha
59 3
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Xiddiga khadka dhexe ee Thiago Alcantara ayaa kulan aad u fiican soo bandhigay Finalkii FA Cup-ka waxana uu damaystay ciyaarta isaga oo maamulay khadka dhexe.

Ciyaarta ka dib, Jurgen Klopp ayaa warbaahinta la wadaagay waxa uu u sheegay Thiago intii lagu jiray dabaaldega “Ciyaarta ka dib waxaan ku idhi Thiago, ‘Haddii aan ogaan lahaa in aad sidan u fiicantahay 4 sano ka hor ayaan kula soo saxiixan lahaa”.

“Wuxuu igu yidhi, ‘Waxaad i bartay orodka!”, “Waa Run aniga ayaa ku baray intaas waan ogolahay”.

Thiago ayaa wakhti fiican la qaadanaya Liverpool tan ilaa markii uu ku soo biiray kooxda suuqii xagaaga isaga oo kooxda kula guulaystay koobkii 2-aad.

Xiddiga reer Spain ayaa sidoo kale marka uu u ciyaarayo kooxdiisa aan laga badin inta badan xilli ciyaareedkan tartamada oo dhan.

Xigasho: Kooxda

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Ciyaaraha

Gundogan, Kane, Lewandowski, Ugarte, Caicedo, Mac Allister, Haalad & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga.

June 6, 2023
Ciyaaraha

Goorma Ayaa La Soo Saarayaa Jadwalka Prmeier League Xilli Ciyareedka 2023/2024.

June 6, 2023
Ciyaaraha

Mauricio Pochettino Oo Ku Dhaw Saxiixiisii Ugu Horeeyay Ee Chelsea & Hazard Oo Ka Caawinaya.

June 6, 2023
Ciyaaraha

Waxan Doonayay In Aan Kooxdan Kaga Fadhiisto Ciyaaraha Laakiin…

June 6, 2023
Ciyaaraha

Waa Maxay Sababta Ay PSG Saxiixa Manuel Ugarte Ugu Garaacday Chelsea?

June 6, 2023
Ciyaaraha

Lionel Messi Oo Looga Digay In Uu Ku Laabto Barcelona, Sabab.

June 6, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Faahfaahin:- Caruur ay dhaleen Nabadoono caan ah oo xalay Muqdisho lagu laayay. – Puntland Times

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Deputy Minister of Information says 150 al Shabab militants killed in Galgadud region

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Dissent on ICG Statement on the Fighting at Las Anod

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun adag ku riday 36 nin oo Ajaaniib ah

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Haweeney afar caruur ah ku dhashay Isbitaalka Banaadir

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Gundogan, Kane, Lewandowski, Ugarte, Caicedo, Mac Allister, Haalad & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga.

June 6, 2023

Saddex qodob oo la dul-dhigay Beelo ku dagaalamay xuduudka Puntland & Galmudug – Puntland Times

June 6, 2023

Xogta kulan dhexmaray Wasiirka Difaaca Somalia & Jen. Fayad Al-Ruwaili (Sawirro)

June 6, 2023

Police probe ‘strange’ ransom demand in Ciku Muiruri’s abduction case

June 6, 2023

Somaliland oo shaacisay xilliga la qaadayo imtixaanka shahaadiga

June 6, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Goorma Ayaa La Soo Saarayaa Jadwalka Prmeier League Xilli Ciyareedka 2023/2024.

June 6, 2023

AKHRISO:- Gudoomiyaha Baarlamaanka S/Land oo lagu eedeeyay 4qodob oo ku saabsan xaqiiqda Dagaalka Laascaano – Puntland Times

June 6, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Wiil uu dhalay Madaxweynihii hore ee Liibiya oo qeylo dhan kas0o diray Xabsi gudihiis

June 6, 2023

Joint campaign launched in Somalia to protect environment, tackle climate change

June 6, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.