Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Ciyaaraha

Klopp Oo Saadaaliyay Man City Ee Maalinta Ugu Dambaysa Premier League.

May 16, 2022
gudaha Ciyaaraha
60 2
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Jurgen Klopp ayaa hoos u dhigay fursadaha Kooxdiisa Ee Horyaalka Premie rLeague inkasta oo ay Man City dhibco Lumisay kulankii West Ham.

Kooxda Pep Guardiola ayaa bar-baro 2/2 ah la gashay West Ham taas oo la macno ah in ay Liverpool hal dhibic ka dambayn doonto Man City hadii ay badiso kulanka Southampton ee Salaasada.

Si kasta ha ahaatee Man City ayaa maalinta ugu dambaysa la ciyaari doonta Aston Villa Klopp ayaana sheegay in ay Man City si fudud u badin doonto kulankaas.

“Ma jirtaa fursad ay Liverpool ku guulaysan karto horyaalka? Ma odhan karo way jirtaa, ayuu Klopp ku jawaabay markii la waydiiyay fursadaha kooxdiisa ee horyaalka.

“Ma garanayo markii ugu dambaysay ee ay Man City dhibco lumisay laba kulan oo xidhiidh ah, Villa-na waxa ay ciyaari doontaa bartamaha todobaadka sidaas darteed ma filayo in ay Man City dhibco lumiso”ayuu sii raaciyay.

Xigasho: Kooxda

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Ciyaaraha

“Man United Taageere Weyn Ayaan U Ahay Laakiin….”

March 27, 2023
Ciyaaraha

Vinicius Jr Oo Real Madrid Ka Diiday Dalab Ay U Soo Bandhigtay, Ma Ahan Heshiis Cusub.

March 27, 2023
Ciyaaraha

Anceltti Oo Ka Hadlay Mustaqbalkiisa Real Madrid & Xiisaha Xulka Brazil

March 27, 2023
Ciyaaraha

Man United Oo Ka Walaacsan Dhaawac Soo Gaadhay Xiddig U Ciyaara Kooxda.

March 27, 2023
Ciyaaraha

Chelsea Mise Real Madrid? Sergio Aguero Oo Saadaaliyay Kooxda U Gudbi Doonta Semi-final-ka

March 27, 2023
Ciyaaraha

Doorka Ay Arsenal Ka Qaadatay Shaqo Ka Caydhinta Antonio Conte Oo La Ogaaday.

March 27, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Axad, Mar 26, 2023-Somaliland oo sheegtay in ay Laascaanood ku qaadayso dagaal

    76 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Ciidanka Dowladda oo Howlgallo Ka Bilaabay Shabeellaha Dhexe

    75 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Wararkii ugu dambeeyay ee Qaraxyo Daacish la beegsatay Al-Shabaab – Puntland Times

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Faysal Cali Waraabe oo caddeeyey mowqifkiisa qorshaha cusub ee dagaalka Laascaanood

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Toogasho ka dhacday goob uu madaxweyne Xasan kaga sugnaa degmada Aadan Yabaal

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Isniin, Mar 27, 2023-Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ka hadlay qorshaha cusub ee millateriga Somaliland

March 27, 2023

Xamsa Yusuf oo loo doortay wasiirka koowaad ee Scotland

March 27, 2023

“Man United Taageere Weyn Ayaan U Ahay Laakiin….”

March 27, 2023

DF oo Soomaaliya oo war cusub kasoo saartay wejiga labaad ee dagaalka

March 27, 2023

(Sawirro) Nin nolosha ku gubay gabar xiriir Jaceyl u jartay iyo caro ka dhalatay

March 27, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

ATMIS Police Commissioner visits Jazeera basecamp to assess officers’ welfare

March 27, 2023

43 Al-Shabaab Members Killed in Somalia

March 27, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Maamulka Mudug ee Puntland oo ku dhowaaqay tallaabooyin amni

March 27, 2023

Vinicius Jr Oo Real Madrid Ka Diiday Dalab Ay U Soo Bandhigtay, Ma Ahan Heshiis Cusub.

March 27, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.