Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Ciyaaraha

Lionel Messi Oo Aan ka Soo Muuqan Shaxda Ugu Fiican Horyaalka Ligue 1

May 16, 2022
gudaha Ciyaaraha
59 3
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Waxa la soo saaray shaxda ugu fiican xilli ciyaareedka horyaalka Ligue 1 ee dalka France iyada oo la galay kulankii ugu dambeeyay ee xilli ciyaareedka.

Xiddigaha kooxda PSG ee Lionel Messi iyo Neymar ayaa ka maqan shaxda ugu fiican horyaalka xilli ciyaareedka inkasta oo ay ka mid yihiin xiddigaha ugu fiican kooxda PSG.

Kooxda PSG ee ku guulaystay horyaalka Ligue 1 ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh 4 xiddig kadib qaab ciyaareed fiican oo ay soo bandhigeen.

Sidoo kale shaxda ka soo muuqday xiddiga ay kooxda Arsenal iska nacday ee William Saliba kaas oo sidoo kale ku guulaystay da’yarka ugu fiican xilli ciyaareedka.

Lionel Messi oo si weyn ugu dhibaatooday horyaalka Ligue 1 xilli ciyaareedkan ayaan ka soo muuqan shaxda kadib markii uu soo bandhigi waayay qaab ciyaareedkii laga filayay.

Kooxda Monaco ayaa shaxda ku leh 2 xiddig halka kooxda Fc Lenz ay sidoo kale shaxda ku leeyihiin laba xiddig halka ay kooxda Marseille ku leedahay hal xiddig.

William Saliba was named in Ligue 1's Team of the Season

Xigasho: Kooxda

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Ciyaaraha

Lionel Messi Oo Sucuudiga Kaga Daba-Tagay Cristiano Ronaldo.

January 27, 2023
Ciyaaraha

Cristiano Ronaldo Oo Afka Laga Galin Karo Ganaax 30 Maalin Ah, Sabab.

January 27, 2023
Ciyaaraha

Brighton Oo Ka Jawaabtay Dalabkii Ay Arsenal Ka Gudbisay Moises Caicedo

January 27, 2023
Ciyaaraha

Rashford Lama Joojin Karo Hadii…?

January 27, 2023
Ciyaaraha

Klopp Oo Kashifay Wakhtiga Ay Soo Laaban Doonaan Xiddigaha Van Dijk, Firmino & Jota.

January 27, 2023
Ciyaaraha

Arsenal Oo Dalab Rasmi Ah Ka Gudbisay Xiddig Khadka Dhexe Ku Fiican

January 27, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • US military kills senior Islamic State official in Somalia

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Puntland oo maxkamad soo taagtay xubna loo haysto kamdi ahaanshiyaha Al-shabaab

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Mareykanka oo malaayiin dollar ugu deeqay Soomaaliya

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Al Shabaab leader killed in Galgadud

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Wararkii ugu dambeeyey ee shirka ka furmaya Laascaanood

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Soomaalida dalka Kenya oo walaac ka muujiyay HADAL kasoo yeeray Raila Odinga

January 27, 2023

Jimco, Jan 27, 2023-Shirka isimada dhaqanka Laascaanood oo dhawaan furmaya

January 27, 2023

Lionel Messi Oo Sucuudiga Kaga Daba-Tagay Cristiano Ronaldo.

January 27, 2023

Inta u dhaxaysa Israa’iil iyo Afrika, heshiis guul-guul ah

January 27, 2023

Dilaa halis badan kuna xiran Xabsi oo codsaday in uu ka qeybgalo dagaalka ka socda Ukraine

January 27, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Wasiir ROOBOW oo xog ka bixiyay qaabka loo dhisayo Golaha Sare ee Culimada

January 27, 2023

Jimco, Jan 27, 2023-Raysal wasaaraha Soomaaliya oo ka hadlay caqabad weyn oo dowladda ka heysto qabiilka

January 27, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Faaqidaadda Toddobaadka: Xaaladda amniga ee Muqdisho

January 27, 2023

Cristiano Ronaldo Oo Afka Laga Galin Karo Ganaax 30 Maalin Ah, Sabab.

January 27, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.