Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Ciyaaraha

Liverpool Oo Guul Ay U Qalantay Kala Soo Laabatay Garoonka Southampton

May 17, 2022
gudaha Ciyaaraha
60 2
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Liverpool oo niyada ku haysa finalka Champion-ka , is badel dhanka shaxdana ku soo gashay ayaa guul 2/1 ah ka gaartay kooxda Southampton

Sheekada qeybta hore : Southamptoon iyo Liverpool ayaa nasiinada ku aaday bar bar dhac min hal gool waxaana ku horeeysay kooxda garoonka

Liverpool oo shaxdeeda asaasiga ku soo galin iyaga ayaa ku sareeyay maamulka kubadda halka Southamptoon ku tiirsanaayeen kubadaha rogaal celiska ah .

Livrpool kubadda waa ay gaarsiinayeen aagga goosha kooxda kale kuwaasi oo daafac ku jiray inkastoo qaladaad ay ka dhacayeen Southampton

Liverpool mararka qaar waxaa ka maqnaa in diiradda saaraan ciyaarta gaar ahaan marka afka hore ay tagaan , waxaana lagu nastay min goolkaas oo uu Liverpool u dhaliyay Minimino .

Qeybta labaad : Liverpool ayaa u hammuun qabtay in waqti hore natiijada ciyaarta wax ka badalaan waa ayna sigayen goosha Sothampton kuwaasi oo dhankooda daafac iyo rogaal celis ku jiray  waxa uuna Klopp soo laabaashadii soo giliyay Jordan Henderson ka dib dhaawac gaaray Gomez

Liverpool mar waliba halis ayay ahaayeen waana laga filan karay goolal ilaa ay keeneen mid cajiib ah waxaana madaxa ku dhaliyay Matip ka dib kubad koorno aheyd waxa uuna dhashay goolkaas daqiiqadii 67-aad halka daqiiqadii 65-aad uu soo giliyay Origi oo loo saaray  Harvey Elliott.

Dhibka ugu weyn ee Southampton waxa uu ahaa in durba kubadda cagtooda ay ka baxeysay waxaana mar waliba halis ahaa wiilasha Klopp.

Si waliba , dhamaadki ayay kooxda garoonka isku dayo sameeyeen balse ma aheyn kuwo halis waxa ayan ciyaarta ku dhamaatay 2/1 oo ay Liverpool guusha ku raacday waxaana sidaas dib u dhacay loolanka horyaalka oo kulanka ugu dambeeya lagu kala bixi doono .

 

 

 

Xigasho: Kooxda

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Ciyaaraha

Vinicius Jr Oo Real Madrid Ka Diiday Dalab Ay U Soo Bandhigtay, Ma Ahan Heshiis Cusub.

March 27, 2023
Ciyaaraha

Anceltti Oo Ka Hadlay Mustaqbalkiisa Real Madrid & Xiisaha Xulka Brazil

March 27, 2023
Ciyaaraha

Man United Oo Ka Walaacsan Dhaawac Soo Gaadhay Xiddig U Ciyaara Kooxda.

March 27, 2023
Ciyaaraha

Chelsea Mise Real Madrid? Sergio Aguero Oo Saadaaliyay Kooxda U Gudbi Doonta Semi-final-ka

March 27, 2023
Ciyaaraha

Doorka Ay Arsenal Ka Qaadatay Shaqo Ka Caydhinta Antonio Conte Oo La Ogaaday.

March 27, 2023
Ciyaaraha

5 Xiddig Oo Ka Dambeeyay Shaqo Ka Caydhintii Julian Nagelsmann Ee Bayern Munich Oo La Ogaaday.

March 27, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Axad, Mar 26, 2023-Somaliland oo sheegtay in ay Laascaanood ku qaadayso dagaal

    76 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Ciidanka Dowladda oo Howlgallo Ka Bilaabay Shabeellaha Dhexe

    75 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Wararkii ugu dambeeyay ee Qaraxyo Daacish la beegsatay Al-Shabaab – Puntland Times

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Faysal Cali Waraabe oo caddeeyey mowqifkiisa qorshaha cusub ee dagaalka Laascaanood

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Toogasho ka dhacday goob uu madaxweyne Xasan kaga sugnaa degmada Aadan Yabaal

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Vinicius Jr Oo Real Madrid Ka Diiday Dalab Ay U Soo Bandhigtay, Ma Ahan Heshiis Cusub.

March 27, 2023

Suudaanta oo ka daalay isbadal cusub oo rayid ah oo ay hogaaminayaan Burhaan iyo Hemeti

March 27, 2023

Xamza oo Muqdisho ka dhagax dhigay warshad ay ku baxeyso $37 milyan

March 27, 2023

Nabadoon maanta lagu dilay magaalada Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

March 27, 2023

Forgotten displaced families in Middle Shabelle say they can’t get enough food

March 27, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Hormuud Salaam Foundation oo Gargaar Gaarsiisey Xabsiga Dhexe iyo Naafada Milatariga

March 27, 2023

Heavy flood kills seven in drought ravaged Dawa zone, Somali region, displace IDPs reeling from drought

March 27, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Waa sidee xaaladda Laascaanood maanta?

March 27, 2023

Anceltti Oo Ka Hadlay Mustaqbalkiisa Real Madrid & Xiisaha Xulka Brazil

March 27, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.