Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Ciyaaraha

Liverpool Oo Loo Sheegay Sababt Uu Steven Gerrard U Doonayo In Ay Man City Ku Guulaysato Horyaalka Premier League Xilli Ciyaareedkan.

May 19, 2022
gudaha Ciyaaraha
58 4
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Daaficii hore ee Manchester City Micah Richards ayaa sharaxaad xiiso leh ka bixiyay sababta uu Tababaraha Aston Villa iyo halyeyga Liverpool Steven Gerrard uu u doonayo in ay Man City ku guulaysato horyaalka premier League maalinta ugu dambaysa xilli ciyaareedkan.

Kadib guushii 2/1 ahayd ee ay Liverpool ka gaadhay Southampton waxa ay haatan hal dhibic ka dambaysaa hogaamiyayaasha horyaalka ee Man City iyada oo lagu kala bixi doono koobka maalinta ugu dambaysa xilli ciyaareedka.

Man City ayaa gacanta ku haysa frusadeeda waxana ay u baahantahay in ay ka badiso Aston Villa si ay ugu guulaysato horyaalka premier League.

Si kasta ha ahaatee Villa waxa tababare u ah Halyeeyga Liverpool Gerrard kaas oo ay dad badan oo Liverpool ah rajaynayaan in uu caawiyo kooxdiisii hore waliba ka badiyo ama bar-baro ku qabto Man City.

Laakiin xiddigii hore ee Richards ayaa kashifay sabab kale oo uu Gerrard u doorbidi doono ama uu u doonayo in ay Man City ku guulaysato horyaalka premier League xilli ciyaareedkan.

Sababtaas ayaa ah in ay Aston Villa heshiiskii ay Jack Grealish kaga iibisay Man City ku xidhay shardi ah in ay ka hesho 15 milyan hadii uu xiddigu kula guulaysto horyaalka premier League.

“Steven Gerrard wuu jeclaan lahaa in ay Liverpool ku guulaysato horyaalka waliba uu ka badiyo Man City Axada laakiin Heshiiskii ay Aston Villa kooxda Man City kaga iibisay Jack Grealish waxa ay Villa ku xidhay shardi ay ku helayso lacag 15 milyan ah hadii uu xiddigu kula guulaysto horyaalka”ayuu yidhi.

“Sidaas darteed waxa aan aaminsanahay in uu Gerrard doorbidayo in ay City ku guulaysato horyaalka sababta oo ah lacag ayay kooxdiisu ka heli doontaa arintaas”ayuu sii raaciyay.

Xigasho: Kooxda

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Ciyaaraha

RASMI: Tottenham Oo Hishiis Muddo Dheer Ah Kula Soo Wareegatay Pedro Porro:

January 30, 2023
Ciyaaraha

Tababaraha Benfica Oo Ka Hadlay Wararka Chelsea La Xidhiidha Enzo Fernandez

January 30, 2023
Ciyaaraha

Bayern Munich Oo Dhamaystirtay Saxiixa João Cancelo

January 30, 2023
Ciyaaraha

Isku Aadka Wareega 16-ka FA Cup-ka Oo La Soo Saaray

January 30, 2023
Ciyaaraha

Arsenal Oo Badalka Moisés Caicedo Ka Heshay Chelsea.

January 30, 2023
Ciyaaraha

Chelsea Oo Dalab Rasmi Ah Ka Gudbisay Enzo Fernandez

January 30, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Russian helicopter fired upon at Mogadishu Airport

    75 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Kooxo hubeysan oo caawa weerar culus ka geystay saldhig ku yaalla Muqdisho

    77 saamiyo
    La wadaag 31 Tweet 19
  • Qarax dhimasho sababay oo ka dhacay Muqdisho

    77 saamiyo
    La wadaag 31 Tweet 19
  • Somalia says 136 Al-Shabab members killed in operation

    85 saamiyo
    La wadaag 34 Tweet 21
  • Before a secret raid on an ISIS leader’s mountain cave complex, US forces ran the mission at a special recreation of the target Area

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

RASMI: Tottenham Oo Hishiis Muddo Dheer Ah Kula Soo Wareegatay Pedro Porro:

January 30, 2023

Muxuu Shiikh Aadan Madoobe kala hadlay Musharaxiinta K/Galbeed (Sawirro)

January 30, 2023

Isniin, Jan 30, 2023-Ciidamada Huwanta ah oo howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaano ka tirsan gobolka Mudug

January 30, 2023

Madaxa shabakadda TikTok oo looga yeedhay baarlamaanka Maraykanka

January 30, 2023

Tababaraha Benfica Oo Ka Hadlay Wararka Chelsea La Xidhiidha Enzo Fernandez

January 30, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Dagaal culus oo caawa ka qarxay degaano ka tirsan Galgaduud iyo Al-Shabaab oo..

January 30, 2023

Isniin, Jan 30, 2023-Somaliland oo digniin u dirtay warbaahinta ka warramaysa arrimaha Laascaanood

January 30, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Bayern Munich Oo Dhamaystirtay Saxiixa João Cancelo

January 30, 2023

CALI DHEERE oo toogtay kooxdiisa Shabaab – Fallanqeyn – Allbanaadir Media

January 30, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.