Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Ciyaaraha

Man United Oo Ku Baashaashay Chelsea Una Soo Baxday Champions League.

May 25, 2023
gudaha Ciyaaraha
60 2
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa 4-1 ku garaacday Chelsea oo ay ku martigelisay Old Trafford, waxaanay soo cidhiidhsatay kaalinta saddexaad ee horyaalka Premier League oo ay kala wareegtay Newcastle United.

Manchester United ayaa guushan ku xaqiiqsatay in ay ka qayb-gelayso tartanka Champions League ee xilli-ciyaareedka dambe, iyada oo soo afjartay rajadii Liverpool ee ahayd in ay tartankan yimaaddaan, waxaanay sidaas Jurgen Klopp iyo xiddigihiisu ku tegi doonaan Europa League.

Carlos Casemiro ayaa noqday geesiga Manchester United iyo gool-dhaliyahooda, waxaana uu ciyaarta oo lix daqiiqadood oo kaliya socotay uu madax awood badan ku dhaliyey kubbad uu Christian Eriksen, sidaas ayaanay waqti horeba Red Devils kula saaxiibtay shabaqa Blues.

Waqtigii dheeraadka ahaa ee lagu daray ciyaarta ayaa uu Anthony Martial hoggaanka usii dheereeyey Manchester United, iyadoo kubbad uu khadka dhexe kasoo farsameeyey Casemiro uu xerada ganaaxa oo meel cidlo ah ugu dhiibay Jadon Sancho oo isaguna usii gudbiyey Martial oo shabaqa ku leexiyey.

Chelsea oo burbursanayd laakiin isku dayaysay in ay gool keentay ayaanay u suurtogalin qaybtii hore, halka Red Devils ay mar kale lasoo laabatay weerar aan joogsi lahayn.

Laba gool oo midkood rikoodhe ayaa ayay Manchester United is-raacisay shan daqiiqadood gudahood, waxaana gool-ku-laad shabaqa ku hubsaday Bruno Fernandes daqiiqadii 73aad, halka Marcus Rashford oo beddelay Antony oo dhaawacmay uu ciyaarta ka dhigay 4-0.

Joao Felix ayaa waqti dambe gool aan waxba soo kordhinin u dhaliyey Chelsea, waxaanay ciyaartu kusoo dhamaatay 4-1 ay guushu ku raacday Manchester United.

Related

Xigasho: Kooxda

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Ciyaaraha

Shaxda Riyada Carlo Ancelotti Ee Real Madrid, Kane Oo Badalay Benzema.

June 7, 2023
Ciyaaraha

Neymar Oo Wadahadalo Kula Jira Koox Premier League Ah.

June 6, 2023
Ciyaaraha

Karim Benzema Oo Ku Biiray Kooxda Al Ittihad

June 6, 2023
Ciyaaraha

Benzema, Mac Allister & Saxiixyada Ilaa Haatan La Dhamaystiray Suuqa Xagaaga.

June 6, 2023
Ciyaaraha

Robbie Keane Oo Magacaabay 2 Kooxood Ee Man City Kula Tartami Doona Premier League Xilli Ciyaareedka Dambe.

June 6, 2023
Ciyaaraha

Arsenal Oo Dalab Rasmi Ah Ka Gudbisay Xiddig U Ciyaara Man City.

June 6, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Police probe ‘strange’ ransom demand in Ciku Muiruri’s abduction case

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Degdeg:- Gedo oo yeelatay Gudoomiye cusub iyo Gudoomiyahaas oo loo diiday in uu usafro Gobolka. – Puntland Times

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Former police commander narrowly escapes suspected Al-Shabaab assassination attempt in Mogadishu

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Laftagareen oo qirtay qaladaad culus oo dad badan yaab iyo amakaag ku noqday

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Meydka Basaaskii Ugu Waxyeellada Badnaa oo Laga Helay Mareykanka

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Al-Shabab militants abduct medical aid workers in Hiiraan region

June 7, 2023

20 Al-shabaab ah oo lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

June 7, 2023

Wasiirka Warfaafinta oo sheegay in 20 ka mid ahaa Shabaab lagu dilay Shabeellada hoose

June 7, 2023

Xoghayaha Dibada ee Maraykanka oo safar ku tagay Sacuudiga xili xiriirka labada dal uu sii xumaanayo

June 7, 2023

Shaxda Riyada Carlo Ancelotti Ee Real Madrid, Kane Oo Badalay Benzema.

June 7, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Maxamed bin Salmaan oo kulan si weyn looga war sugayay la yeeshay Antony Blinken

June 7, 2023

Ugandan soldiers survive six days hiding from Al-Shabab, says military

June 7, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Kooxaha Sacuudiga oo soo bandhigay 10 ciyaaryahan oo kusoo wajahan horyaalka Saudi Pro League

June 7, 2023

Wasiirka Arrimaha Dibedda oo kulan la qaatay Wakiilka UN-ta ee Arrimaha Carruurta

June 7, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.