Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Ciyaaraha

Man United Oo War Xun Ka Heshay Xaalada Dhawac Ee Alejandro Garnacho

March 14, 2023
gudaha Ciyaaraha
59 3
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Dhaawaca Alejandro Garnacho ayaa ka sii xumaan kara sidii markii hore la filayay iyadoo weeraryahanka uu seegi doono kulamada fasaxa caalamiga ah ee xulkiisa Argentina.

18-sano jirkaan ayaa la soo galiyay qeybtii labaad ee ciyaarta kulankii Southampton ee axadii waxana soo gaadhay dhaawac uu kala kulmay xiddiga kooxda Southampton ee Kyle Walker-Peters.

Xiddiga ayaa lagu sameeyay daawayn ka hor inta aan lagu badlin xiddiga Fred daqiiqadihii ugu dambeeyay ee ciyaartu socotay.

Erike Ten Hag ayaa ciyaarta kadib sheegay in uu dhaawac halis ah ahaa isla markaas uu seegi doono kulamada Real Betis iyo Fulham ka hor fasaxa xulalka.

Garnacho ayaa markii ugu horeysay looga yeeray xulka qaranka Argentina isaga oo doonayay in uu ciyaaro kulamada Panama iyo Curacao 23-ka March iyo 28-ka March.

Laakiin TyC Sports ayaa hadda soo warinaysa in da’yarku qarka u saaran yahay inuu seego kulamadaas, iyadoo dhaawaca soo gaaray axadii uu ka daran yahay sidii markii hore laga cabsi qabay kadib markii uu maray baadhitaano dheeraad ah.

Related

Xigasho: Kooxda

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Ciyaaraha

Man United Oo Loo Sheegay In Ay Iska Iloobaan Saxiixa Frenkie de Jong, Sabab

March 27, 2023
Ciyaaraha

Rice Wuu Ku Soo Baxayaa Arsenal.

March 27, 2023
Ciyaaraha

Alex Iwobi Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulaysanaysa Horyaalka Premier League Xilli Ciyaareedkan.

March 27, 2023
Ciyaaraha

“Man United Taageere Weyn Ayaan U Ahay Laakiin….”

March 27, 2023
Ciyaaraha

Vinicius Jr Oo Real Madrid Ka Diiday Dalab Ay U Soo Bandhigtay, Ma Ahan Heshiis Cusub.

March 27, 2023
Ciyaaraha

Anceltti Oo Ka Hadlay Mustaqbalkiisa Real Madrid & Xiisaha Xulka Brazil

March 27, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Ciidanka Dowladda oo Howlgallo Ka Bilaabay Shabeellaha Dhexe

    75 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Axad, Mar 26, 2023-Somaliland oo sheegtay in ay Laascaanood ku qaadayso dagaal

    76 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Wararkii ugu dambeeyay ee Qaraxyo Daacish la beegsatay Al-Shabaab – Puntland Times

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Saraakiil Mareykan ah oo gaaray degmada Maxaas & Xog ku aadan ujeedkooda (Sawirro)

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Faysal Cali Waraabe oo caddeeyey mowqifkiisa qorshaha cusub ee dagaalka Laascaanood

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

387 kun qof oo isu diiwaan galiyay doorashada qof iyo cod ee dowladaha hoose

March 27, 2023

Sucuudiga oo balaayiin dollar ku maalgashanaya dalka Shiinaha

March 27, 2023

Abshir Axmed Macalin oo isku soo dhiibay Qeybta 60-aad ee Xoogga dalka (Sawirro)

March 27, 2023

Maxaad ka taqaan lixda nin ee u istaagay in ay joojiyaan dagaalka Laascaanood?

March 27, 2023

Isniin, Mar 27, 2023-Guddigii Isimada ahaa ee Muqdisho ka yimid oo maanta tagay magaalada Laascaanood si ay xaaladda u qiimeeyaan

March 27, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

‘Ma baadhayno qaraxyadii dhuumaha shidaalka ee Nord Stream’

March 27, 2023

DF oo ka hadashay halka uu marayo qorshaha wejiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab

March 27, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Haweeney weerartay Dugsi ku yaal Maraykanka oo ku dishey Lix ruux oo ay carruur ku jirto

March 27, 2023

Isniin, Mar 27, 2023-Ciidamada Fedaralka ee Itoobiya oo rasaas ku furay dad shacab ahaa oo isu soobax ka samaynayay dowlad degaanka Soomaalida

March 27, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.