Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Ciyaaraha

Miyuu Benzema Diyaar U Yahay Kulanka El Clasico? Ancelotti Ayaa Ka Jawaabay.

March 19, 2023
gudaha Ciyaaraha
59 3
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Tababaraha Kooxda Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa ka hadlay xaalada xiddiga werarka uga ciyaara kooxdiisa ee Karim Benzema ka hor kulanka El Clasico ee horyaalka La Liga.

Real Madrid ayaa Axada la ciyaari doonta kooxda ay xafiiltamaan ee Barcelona kulan ka tirsan horyaalka La Liga oo ay Doonayaan in ay garaacaan Barcelona si ay ugu diidaan in ay sii dheeraystaan hogaanka La Liga.

Xiddiga Karim Benzema ayuu shaki ku jiraa kadib markii uu ku dhaawacmay kulankii Champions League ee ay ka badiyeen Liverpool isaga oo ku dhaawacmay goolkii uu dhaliyay.

Ancelotti oo arintaas ka hadlaya ayaa yidhi”Benzema waxa uu diyaar u yahay kulanka”.

“Wax dhibaato ah kama cabanayo kaliya waxa uu dareemay daal kulankii Liverpool ee champions League”ayuu sii raaciyay.

Related

Xigasho: Kooxda

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Ciyaaraha

Reds Oo Halis Ugu Jirta In Ay Dhigto Rikoodh Xun Oo Ay Ugu Dambaysay 14 Sano.

April 1, 2023
Ciyaaraha

Blues Oo Doonaysa In Ay Sii Wataan Guulaha Xidhiidhka Ah.

April 1, 2023
Ciyaaraha

Gunners Oo Rikoodh Fiican Ku Leh Leeds.

April 1, 2023
Ciyaaraha

Miyuu Luis Diaz Ciyaari Doonaa Kulanka Man City? Klopp Ayaa Ka Jawaabay.

March 31, 2023
Ciyaaraha

Ayaa Badinaya Hadii Labadan Shax iska hor Yimaadaamn.

March 31, 2023
Ciyaaraha

Muxuu Xavi Ka Yidhi Wararka Messi La Xidhiidhinaya Barcelona.

March 31, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Dagaalo mar kale saaka ka dhacay duleedka Laascaanood & Wararkii u dambeeyey

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • DAAWO Fadeexad Culus Fadaro Family oo Dharka Dhigtay Muuqaal Galmo ah iska Soo Duubeen Daawo

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Somaliland oo iska fogeysay faddeexad ka dhalatay mashruucii Imaaraadka ee Berbera

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Bangiga Adduunka oo war farxad leh kasoo saaray deyn cafinta Soomaaliya

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Kenya police, crowds clash in third wave of price rise protests

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Khamiis, Mar 30, 2023-Horjooge ka tirsan kooxda Al-shabaab oo isku soo dhiibay ciidanka dowladda Soomaaliya

April 1, 2023

Reds Oo Halis Ugu Jirta In Ay Dhigto Rikoodh Xun Oo Ay Ugu Dambaysay 14 Sano.

April 1, 2023

Xasan Sheekh oo Galmudug ku wajahan iyo qorshaha safarka oo la shaaciyey

April 1, 2023

Waxaanu noqon doonaa dalka ugu danbeeya ee Somaliland aqoonsada

April 1, 2023

Blues Oo Doonaysa In Ay Sii Wataan Guulaha Xidhiidhka Ah.

April 1, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Jimco, Mar 31, 2023-Baarlamaanka Turkiga oo ansixiyay xubinimada Finland ee NATO

April 1, 2023

Gunners Oo Rikoodh Fiican Ku Leh Leeds.

April 1, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Jimco, Mar 31, 2023-Haweenay geeriyootay kadib markii uu qaaday Dooxa Hargaysa

April 1, 2023

C/QAADIR NUUNE “Aragtideyda, FSAN ahaan waxaan u baahanahay in na lala xisaabtamo, waana waajib saaran ururada”

April 1, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.