Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Ciyaaraha

Miyuu Mohamed Salah Tam U Noqon Doonaa Final-ka Champions League, Salah Ayaa Ka Jawaabay.

May 15, 2022
gudaha Ciyaaraha
58 4
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Xiddiga Liverpool ee Mohamed Salah ayaa la sheegayaa in uu taam buuxa u noqon doono kulanka Final-ka Champions Leageu inkasta oo uu dhaawac uga baxay Final-kii FA Cup-ka.

Xiddiga reer Masar ayaa la saaray kadib 30 daqiiqo markii ay ciyaartu socotay waxa ay taasi abuurtay cabsi ku saabsan taam ahaanshaha xiddiga ee Final-ka FA Cupka.

Salah ayaa laga cabsi qabay in uu seegi doono kulanka ay kooxdiisu 28 bishan la ciyaari doonto Real Madrid Final-ka champions League xilli ciyaareedkan.

Laakiin ciyaarta kadib ayuu xiddiga laftiisu xaqiijiyay in uu taam u noqon doono kulanka adag ee ay kooxdiisu la ciyaari doonto Real Madrid Final-ka champions League.

Salah ayaa ciyaarta kadib la waydiiyay hadii uu taam u noqon doono Final-ka Champions League waxana uu yidhi”Dabcan Haa, dhamaan waan fiicanahay”

Xigasho: Kooxda

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Ciyaaraha

Gundogan, Kane, Lewandowski, Ugarte, Caicedo, Mac Allister, Haalad & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga.

June 6, 2023
Ciyaaraha

Goorma Ayaa La Soo Saarayaa Jadwalka Prmeier League Xilli Ciyareedka 2023/2024.

June 6, 2023
Ciyaaraha

Mauricio Pochettino Oo Ku Dhaw Saxiixiisii Ugu Horeeyay Ee Chelsea & Hazard Oo Ka Caawinaya.

June 6, 2023
Ciyaaraha

Waxan Doonayay In Aan Kooxdan Kaga Fadhiisto Ciyaaraha Laakiin…

June 6, 2023
Ciyaaraha

Waa Maxay Sababta Ay PSG Saxiixa Manuel Ugarte Ugu Garaacday Chelsea?

June 6, 2023
Ciyaaraha

Lionel Messi Oo Looga Digay In Uu Ku Laabto Barcelona, Sabab.

June 6, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Faahfaahin:- Caruur ay dhaleen Nabadoono caan ah oo xalay Muqdisho lagu laayay. – Puntland Times

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Police probe ‘strange’ ransom demand in Ciku Muiruri’s abduction case

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Dissent on ICG Statement on the Fighting at Las Anod

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Deputy Minister of Information says 150 al Shabab militants killed in Galgadud region

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Xog:- RW. Xamse oo Xafiiskiisa ka sameeyay Talaabo Jawaab u ah Dacwadii halista badneyd ee USA. – Puntland Times

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Wakiilka QM ee Somalia oo kulankii ugu horeeyey la yeelatay Souef M. El-Amine (Sawirro)

June 6, 2023

Pitfalls of the Proposed Presidential System

June 6, 2023

Baarlamanka Ontario oo ansixiyey sharci Soomaalida u danaynaya

June 6, 2023

Gundogan, Kane, Lewandowski, Ugarte, Caicedo, Mac Allister, Haalad & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga.

June 6, 2023

Saddex qodob oo la dul-dhigay Beelo ku dagaalamay xuduudka Puntland & Galmudug – Puntland Times

June 6, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Xogta kulan dhexmaray Wasiirka Difaaca Somalia & Jen. Fayad Al-Ruwaili (Sawirro)

June 6, 2023

Police probe ‘strange’ ransom demand in Ciku Muiruri’s abduction case

June 6, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Somaliland oo shaacisay xilliga la qaadayo imtixaanka shahaadiga

June 6, 2023

Goorma Ayaa La Soo Saarayaa Jadwalka Prmeier League Xilli Ciyareedka 2023/2024.

June 6, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.