Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Ciyaaraha

Robert Lewandowski Oo Ogolaaday In Uu Ku Biiro Barcelona.

May 15, 2022
gudaha Ciyaaraha
61 1
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Robert Lewandowski ayaa lagu soo waramayaa in uu ku wargaliyay Bayern Munich in uuna heshiis cusub u saxiixi doonin kooxda waxana uu heshiis la gaaray kooxda Barcelona.

Heshiiska weeraryahanka ee haatan ayaa dhici doona xagaaga 2023 waxana si weyn loola xidhiidhinayaa Barcelona todoaadyadii ugu dambeeyay.

TV-ga laga leeyahay dalka Poland ee TV Sport ayaa sheegaya in uu xiddiga 33 jirka ah Bayern Munich u sheegay in uu isaga tagi doono kooxda isla markaas uu heshiis shaqsiga ah la gaadhay Barcelona.

Waxa la sheegayaa in uu weeraryahanku ogolaaday heshiiska ay u soo bandhigtay Barcelona xilli ay kooxda Bayern Munich isku diyaarinayso bixitaankiisa.

Xiddiga Lewandowski ayaa qaab ciyaareed cajiib ah ku jira sanadihii ugu dambeeyay isaga oo xilli ciyaareedkan dhaliyay 46 gool 40 kulan o uu ciyaaray tartamada oo dhan.

Xigasho: Kooxda

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Ciyaaraha

Real Madrid Oo Dhamaystiraty Saxiixa Jude Bellingham

June 7, 2023
Ciyaaraha

Bellingham, Benzema, Mac Allister & Saxiixyada Ilaa Haatan La Dhamaystiray Suuqa Xagaaga.

June 7, 2023
Ciyaaraha

Lionel Messi Oo Go’aansaday Kooxda Uu Ku Biirayo

June 7, 2023
Ciyaaraha

Sadio Mane Oo U Sharaxan In Uu Badalo Karim Benzema.

June 7, 2023
Ciyaaraha

Lacagta Ay Liverpool Ka Bixisay Saxiixa Alexis Mac Allister Oo La Ogaaday.

June 7, 2023
Ciyaaraha

Messi, Gundogan & 10-ka Xiddig Ee Ku Biiri Kara Barcelona Xagaaga.

June 7, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Police probe ‘strange’ ransom demand in Ciku Muiruri’s abduction case

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Al-Shabab militants abduct medical aid workers in Hiiraan region

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Xog ku saabsan qaraxyo saaka laga maqlay Doolow

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Degdeg:- Gedo oo yeelatay Gudoomiye cusub iyo Gudoomiyahaas oo loo diiday in uu usafro Gobolka. – Puntland Times

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Police reservist killed as al-Shabaab militants attack communication mast in Wajir

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Real Madrid Oo Dhamaystiraty Saxiixa Jude Bellingham

June 7, 2023

Faahfaahin:- S/Land iyo SSC oo Madaafiic isku waydaarsaday Laascaano + Guryo gubanaya iyo dhaawacyo… – Puntland Times

June 7, 2023

DEG DEG Puntland oo War Lama Filaan ah Kasoo Saartay Doorashada Garoowe iyo Cabsi Xoogan oo Laga Qabo in Dagaal uu

June 7, 2023

Fahad Yasin oo Warqad furan u soo diray RW Xamsa (Labo Sifo waad ka bad qabtaa)

June 7, 2023

Arbaco, Jun 7 , 2023-Shirka Wasiiradda Maaliyadda DFS iyo dowladda goboleedyada oo War murtiyeed laga soo saaray

June 7, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Dhoofka xoolaha so si xooggan uga socda dekedda Boosaaso

June 7, 2023

Bellingham, Benzema, Mac Allister & Saxiixyada Ilaa Haatan La Dhamaystiray Suuqa Xagaaga.

June 7, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Fahad Yasiin oo warqad u diray RW Xamse “CADKAAD KU FADHIDO HANA CUNIN HANA CEEBEYNIN” – Puntland Times

June 7, 2023

DEG DEG Dowlada Soomaaliya oo Ku Dhawaaqaday War Ka Nixiyay Ganacsatada Muqdisho

June 7, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.