Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Ciyaaraha

Saddex Xiddig Oo Khadka Dhexe Ah Oo Bartilmaameed U Ahaa Man United Oo Diiday In Ay Ku Biiraan Red Devils.

May 12, 2022
gudaha Ciyaaraha
59 3
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Tababaraha soo socda ee Manchester United Erik ten Hag ayaa lagu soo waramayaa in haatanba lagu war galiyay in 3 ka mid ah xiddigaha khadka dhexe ee Bartilmaameedka u ah kooxda ay iska diideen in ay yimaadaan Old Trafford.

Xiddiga kooxda Borussia Dortmund ee Jude Bellingham, Xiddiga Leeds United ee Kalvin Philips iyo xiddiga West Ham ee Declan Rice ayaa bartilmaameed u ahaa Man United marka la gaadho suuqa xagaaga.

Si kasta ha ahaatee sida laga soo xigtay wargayska Star Sport, dhamaan 3-daas xiddig ayaa iska diiday in ay Man United ku biiraan marka la gaadho suuqa kala iibsiga xagaaga.

Dortmund ayaa diiday in ay iska iibiso xiddiga Bellingham maadama ay iska iibisay xiddiga Haaland, Halka Phillips uu iska diiday Man United sabab la xidhiidha xafiiltanka taariikheed ee ka dhexeeya Man United iyo Leeds.

Ugu dambayn Rice ayaa iska diiday Man United sabab la xidhiidha in uu doonayo in uu ku biiro koox ka ciyaarta champions League xilli ciyaareedka dambe.

Xigasho: Kooxda

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Ciyaaraha

Lionel Messi Oo Jabiyay Rikoodh Uu Cristiano Ronaldo Kaga Horeeyay.

May 27, 2023
Ciyaaraha

Maxay Ku Guulaysiga Bayern Munich Ee Horyaalka Bundesliga Ula Macno Tahay Barcelona?

May 27, 2023
Ciyaaraha

Joao Cancelo Oo Laba Biladood Oo Horyaal Ah Ku Guulaystay.

May 27, 2023
Ciyaaraha

Waa Maxay Sababta Ay Arsenal Uga Naxday Ku Guulaysigii Bayern Munich Ee Horyaalka Jarmalka, War Xun Ayaa Ugu Jira?

May 27, 2023
Ciyaaraha

Bayern Munich Oo Markii 11-aad Oo Xidhiidh Ah Ku Guulaystay Horyaalka Jarmal-ka.

May 27, 2023
Ciyaaraha

Erling Haaland Oo Taariikh Ka Sameeyay Premier league.

May 27, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Al Shabaab oo nolosha ku qabatay askar katirsan ciidamada ATMIS (Sawirro)

    76 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Somali Security forces conduct airstrike, killing 30 Al-Shabaab militants

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • QM oo war kasoo saartay weerarkii lagu qaaday xerada ATMIS ee Buulo-Mareer – Allbanaadir.com | Warar Sugan | Xigasho Iyo Xaqiiq ku Salaysan | Waa Astaanta Allbanaadir Media

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Maamulka Gobolka Banaadir oo soo saaray amar saameynaya reer Muqdisho – Allbanaadir.com | Warar Sugan | Xigasho Iyo Xaqiiq ku Salaysan | Waa Astaanta Allbanaadir Media

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • A Beacon of Hope for Somalia’s Democratic Future

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Al-Shabaab attacks African peacekeepers in Somalia, big death toll feared

May 27, 2023

Bayern Munich oo daqiiqaddii ugu dambeysay ku guuleysatay horyaalka Jarmalka

May 27, 2023

No Washburn students arrested after violence at school event, principal says

May 27, 2023

Jubbaland oo bilowday imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare

May 27, 2023

Lionel Messi Oo Jabiyay Rikoodh Uu Cristiano Ronaldo Kaga Horeeyay.

May 27, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Doorashada berri ee Turkiga iyo sababaha uu ku adkaan karo ERDOGAN – Allbanaadir.com | Warar Sugan | Xigasho Iyo Xaqiiq ku Salaysan | Waa Astaanta Allbanaadir Media

May 27, 2023

Doorashadii ka dhacday Puntland oo dibeda soo dhigtay tuhun muddo badan jiray

May 27, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Doorashadii Madaxtinimada Dalka Turkiga Oo Guul Cad U Soo hoyatay Qarannimada

May 27, 2023

24 Somali Mall reopens after Friday evening fire

May 27, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.