Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Ciyaaraha

Tababaraha Benfica Oo Ka Hadlay Wararka Chelsea La Xidhiidha Enzo Fernandez

January 30, 2023
gudaha Ciyaaraha
60 2
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Tababaraha Benfica Roger Schmidt ayaa sheegay in aanu jirin wax heshiis ah oo dhexmaray kooxdiisa Benfica iyo chelsea kuna saabsan xiddiga khadka dhexe ee Enzo Fernandez laakiin wuxuu qiray in kooxdu ay haatan ka fiirsaneyso xaalka hadii uu xiddigu ku biiro Blues.

Chelsea ayaa xoojisay dadaalka ay ku doonayso xiddiga 21 jirka ah ka hor inta uuna xidhmin suuqa kala iibsiga maalinta salaasada.

Labada kooxood ayaa wadahadalo ku jira saacadihii ugu dambeeyay iyada oo ay doonayaan in ay heshiis ka gaadhaan.

Xiddiga reer Argentina ayaa heshiiskiisa kooxda Benfica lagu bur-burin karaa lacag dhan 120 milyan oo euro waxana ay kooxda reer Portugal doonaysaa in ay hesho lacagta lagu bur-burin.

Tababaraha Benfica oo arintaas ka hadlaya ayaa yidhi”Waa in aan u diyaar garawno wax walba, gaar marka uu suuqu sii xidhmay”.

“Waan ognahay inay jirto xaalad Enzo, waxa jira lacag lagu bur-burin karo heshiiskiisa, hadii uu doonayo in uu kooxda ka tago kooxduna doonayo in ay bixiso lacagta lagu helayo”.

“Laakin waqtigaan la joogo waa ciyaaryahankeena, wax heshiis ah ma jiro, waa ciyaaryahankeena. Waan arki doonaa waxa dhaca labada maalmood ee soo socota”ayuu si raaciyay.

Xigasho: Kooxda

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Ciyaaraha

Reds Oo Halis Ugu Jirta In Ay Dhigto Rikoodh Xun Oo Ay Ugu Dambaysay 14 Sano.

April 1, 2023
Ciyaaraha

Blues Oo Doonaysa In Ay Sii Wataan Guulaha Xidhiidhka Ah.

April 1, 2023
Ciyaaraha

Gunners Oo Rikoodh Fiican Ku Leh Leeds.

April 1, 2023
Ciyaaraha

Miyuu Luis Diaz Ciyaari Doonaa Kulanka Man City? Klopp Ayaa Ka Jawaabay.

March 31, 2023
Ciyaaraha

Ayaa Badinaya Hadii Labadan Shax iska hor Yimaadaamn.

March 31, 2023
Ciyaaraha

Muxuu Xavi Ka Yidhi Wararka Messi La Xidhiidhinaya Barcelona.

March 31, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Dagaalo mar kale saaka ka dhacay duleedka Laascaanood & Wararkii u dambeeyey

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • DAAWO Fadeexad Culus Fadaro Family oo Dharka Dhigtay Muuqaal Galmo ah iska Soo Duubeen Daawo

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Karmel Mall’s Basim Sabri makes his biggest move, a sign of growing immigrant prosperity

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Dagaal weli socda & ciidanka Somaliland oo Madaafiic culus ku garaacay Laascaanood

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Somaliland oo iska fogeysay faddeexad ka dhalatay mashruucii Imaaraadka ee Berbera

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Khamiis, Mar 30, 2023-Horjooge ka tirsan kooxda Al-shabaab oo isku soo dhiibay ciidanka dowladda Soomaaliya

April 1, 2023

Reds Oo Halis Ugu Jirta In Ay Dhigto Rikoodh Xun Oo Ay Ugu Dambaysay 14 Sano.

April 1, 2023

Xasan Sheekh oo Galmudug ku wajahan iyo qorshaha safarka oo la shaaciyey

April 1, 2023

Waxaanu noqon doonaa dalka ugu danbeeya ee Somaliland aqoonsada

April 1, 2023

Blues Oo Doonaysa In Ay Sii Wataan Guulaha Xidhiidhka Ah.

April 1, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Jimco, Mar 31, 2023-Baarlamaanka Turkiga oo ansixiyay xubinimada Finland ee NATO

April 1, 2023

Gunners Oo Rikoodh Fiican Ku Leh Leeds.

April 1, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Jimco, Mar 31, 2023-Haweenay geeriyootay kadib markii uu qaaday Dooxa Hargaysa

April 1, 2023

C/QAADIR NUUNE “Aragtideyda, FSAN ahaan waxaan u baahanahay in na lala xisaabtamo, waana waajib saaran ururada”

April 1, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.