Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Ciyaaraha

Tababare Ten Hag Oo Ciyaarahan Cajiib Ah U Soo Wada Man United ,Italy Ayuu Ka Xamaashaa

May 13, 2022
gudaha Ciyaaraha
61 1
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Tababaraha soo socda ee Manchester United Erik ten Hag ayaa lagu soo waramayaa inuu doonayo inuu la soo saxiixdo daafaca dhexe ee Juventus Matthijs de Ligt inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga xagaagan.

Red Devils ayaa qorsheyneysa inay ugu yaraan hal daafac dhexe oo cusub kusoo kordhiso suuqa soo socda, iyadoo Phil Jones, Eric Bailly iyo Axel Tuanzebe laga yaabo inay dhamaantood ka tagaan kooxda.

Pau Torres iyo Goncalo Inacio oo u ciyara Villa real iyo Sporting ayaa labadaba si xoogan loola xiriirinayay u dhaqaaqista Old Trafford usbuucyadii dhawaa, laakiin sida laga soo xigtay saxafiga Oriol Domenech, De Ligt ayaa sidoo kale bartilmaameed u ah kooxdaan 20-ka jeer haysata horyaalka Ingariiska .

Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Holland ayaa ka soo hoos ciyaaray Ten Hag ee Ajax ka hor inta uusan dhameystirin u dhaqaaqista Juventus 2019, waxaana uu u matalay Marwada Duqda ah 115 jeer tartamada oo dhan.

Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Holland ayaa ka soo hoos ciyaaray Ten Hag ee Ajax ka hor inta uusan dhameystirin u dhaqaaqista Juventus 2019, waxaana uu u matalay Marwada Duqda ah 115 jeer tartamada oo dhan.

22-sano jirkaan ayaa xilli ciyaareedkaan muhiim ka ah kooxda Turin, isagoo u saftay 40 kulan tartamada oo dhan, isagoo dhaliyay seddex gool, islamarkaana caawiye ka ahaa hal gool.

Si kastaba ha ahaatee, waxaa jiray warar badan oo ku saabsan mustaqbalkiisa bilihii u dambeeyay, iyadoo Juventus loo maleynayo inay u furan tahay inay ku ogolaato inuu ku baxo qiimo sax ah.

De Ligt ayaa labo sano oo kaliya uga harsan tahay qandaraaskiisa haatan uu ku joogo Turin, taasoo la micno ah in Old Lady aysan ku jirin boos adag marka ay timaado mustaqbalka daafaca.

Barcelona iyo Bayern Munich ayaa sidoo kale loo maleynayaa inay isha ku hayaan xaalada, laakiin Man United ayaa la tilmaamay inay rajo ka qabto in xiriirka Ten Hag iyo daafaca dhexe uu kooxda ka caawiyo saxiixiisa.

De Ligt, oo 35 kulan u saftay Netherlands, ayaa 117 kulan u ciyaaray kooxda koowaad ee Ajax ka dib markii uu soo maray nidaamka dhalinyarada ee kooxda.

Man United ayaa sidoo kale si xoogan loola xiriirinayaa da’yarkii hore ee Ajax ee Frenkie de Jong, iyadoo Barcelona ay u furan tahay inay ka iibiso suuqa soo socda.

Xigasho: Kooxda

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Ciyaaraha

Bayern Munich Oo Dhamaystirtay Saxiixa João Cancelo

January 30, 2023
Ciyaaraha

Isku Aadka Wareega 16-ka FA Cup-ka Oo La Soo Saaray

January 30, 2023
Ciyaaraha

Arsenal Oo Badalka Moisés Caicedo Ka Heshay Chelsea.

January 30, 2023
Ciyaaraha

Chelsea Oo Dalab Rasmi Ah Ka Gudbisay Enzo Fernandez

January 30, 2023
Ciyaaraha

Harry Maguire Oo Ka Jawaabay Dalabkii Ay Inter Milan Ka Soo Gudbisay Saxiixiisa.

January 30, 2023
Ciyaaraha

Xiddiga Ugu Horeey Ee Uu Enzo Fernandes Ka Caydhin Doono Chelsea Oo La Ogaaday.

January 30, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Kooxo hubeysan oo caawa weerar culus ka geystay saldhig ku yaalla Muqdisho

    77 saamiyo
    La wadaag 31 Tweet 19
  • Russian helicopter fired upon at Mogadishu Airport

    75 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Somalia says 136 Al-Shabab members killed in operation

    85 saamiyo
    La wadaag 34 Tweet 21
  • Qarax dhimasho sababay oo ka dhacay Muqdisho

    77 saamiyo
    La wadaag 31 Tweet 19
  • Before a secret raid on an ISIS leader’s mountain cave complex, US forces ran the mission at a special recreation of the target Area

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Bayern Munich Oo Dhamaystirtay Saxiixa João Cancelo

January 30, 2023

CALI DHEERE oo toogtay kooxdiisa Shabaab – Fallanqeyn – Allbanaadir Media

January 30, 2023

Masuul uu maalin ka hor Magacaabay RW Xamse oo xilka la wareegay (Sawirro)

January 30, 2023

CALI DHEERE oo toogtay kooxdiisa Shabaab – Fallanqeyn

January 30, 2023

Isniin, Jan 30, 2023-Wasiiradda Gaashaandhiga dalalka Soomaaliya iyo Jabuuti oo Muqdisho ku kulmay

January 30, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Isku Aadka Wareega 16-ka FA Cup-ka Oo La Soo Saaray

January 30, 2023

Mareykanka oo shacabkiisa uga digay iney booqdaan 19 dal iyo Somalia..

January 30, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Isniin, Jan 30, 2023-Dowladda Soomaaliya oo waxbarasho siinaysa carruurta ku nool degaanada laga xoreeyay Alshabaab

January 30, 2023

Arsenal Oo Badalka Moisés Caicedo Ka Heshay Chelsea.

January 30, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.