Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Ciyaaraha

Virgil van Dijk Oo Liverpool U Sheegay In Ay Saxiixyo Cusub Samayso Hadii…..

March 19, 2023
gudaha Ciyaaraha
58 4
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Virgil van Dijk ayaa aaminsan in ay Liverpool wajahayso shaqo adag oo ah xoojinta kooxda marka la gaadho suuqa xagaaga.

Laakiin waxa uu sheegay in ay Xiddigaha Liverpool caawiyaan kooxda si ay saxiixyo cusub u samayso una soo baxaan champions League xilli ciyaareedka dambe.

Daafaca reer Holland ayaan ka xishoon in uu sheego in kooxda Jurgen Klopp ay u baahan yihiin xoojin dhamaadka xilli ciyaareedka maadama ay haatan koob la’aan ku dhamaysanayaan xilli ciyaareedka.

“Sida iska cad xiddigo ayaa ka tagi doona kooxda”ayuu Van Dijk yidhi.

“Hadii ayno doonayno in aan ku soo laabano halkii aan joognay 5-tii sano ee ugu dambaysay waa in aan kooxda xoojino oo samayno saxiixyo cusub”.

“Waxa aan aaminsanahay in ay iska cadahay laakiin way adkaan doontaa si aan u helno xiddigaha saxda ah laakiin kooxdu waa in ay shaqadooda qabsato”.

“Weli waxaan heysanaa kulamo badan oo aan u ciyaari karno, waxaana dooneynaa inaan ka qeyb galno Champions League. Waxaan u maleynayaa inay taasi sidoo kale caawin doonto soo jiidashada ciyaartoyda ugu fiican adduunka. Ma aha mar walba laakiin hubaal way caawin doontaa. “

Related

Xigasho: Kooxda

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Ciyaaraha

Man United Oo Loo Sheegay In Ay Iska Iloobaan Saxiixa Frenkie de Jong, Sabab

March 27, 2023
Ciyaaraha

Rice Wuu Ku Soo Baxayaa Arsenal.

March 27, 2023
Ciyaaraha

Alex Iwobi Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulaysanaysa Horyaalka Premier League Xilli Ciyaareedkan.

March 27, 2023
Ciyaaraha

“Man United Taageere Weyn Ayaan U Ahay Laakiin….”

March 27, 2023
Ciyaaraha

Vinicius Jr Oo Real Madrid Ka Diiday Dalab Ay U Soo Bandhigtay, Ma Ahan Heshiis Cusub.

March 27, 2023
Ciyaaraha

Anceltti Oo Ka Hadlay Mustaqbalkiisa Real Madrid & Xiisaha Xulka Brazil

March 27, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Ciidanka Dowladda oo Howlgallo Ka Bilaabay Shabeellaha Dhexe

    75 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Axad, Mar 26, 2023-Somaliland oo sheegtay in ay Laascaanood ku qaadayso dagaal

    76 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Wararkii ugu dambeeyay ee Qaraxyo Daacish la beegsatay Al-Shabaab – Puntland Times

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Faysal Cali Waraabe oo caddeeyey mowqifkiisa qorshaha cusub ee dagaalka Laascaanood

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Mudug region leads in voter registration for Puntland’s historic elections

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Abshir Axmed Macalin oo isku soo dhiibay Qeybta 60-aad ee Xoogga dalka (Sawirro)

March 27, 2023

Maxaad ka taqaan lixda nin ee u istaagay in ay joojiyaan dagaalka Laascaanood?

March 27, 2023

Isniin, Mar 27, 2023-Guddigii Isimada ahaa ee Muqdisho ka yimid oo maanta tagay magaalada Laascaanood si ay xaaladda u qiimeeyaan

March 27, 2023

‘Ma baadhayno qaraxyadii dhuumaha shidaalka ee Nord Stream’

March 27, 2023

DF oo ka hadashay halka uu marayo qorshaha wejiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab

March 27, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Haweeney weerartay Dugsi ku yaal Maraykanka oo ku dishey Lix ruux oo ay carruur ku jirto

March 27, 2023

Isniin, Mar 27, 2023-Ciidamada Fedaralka ee Itoobiya oo rasaas ku furay dad shacab ahaa oo isu soobax ka samaynayay dowlad degaanka Soomaalida

March 27, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Qubanaha VOA, Mar 27, 2023.

March 27, 2023

Saraakiil Mareykan ah oo gaaray degmada Maxaas & Xog ku aadan ujeedkooda (Sawirro)

March 27, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.