Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Ciyaaraha

“Waxan Jecelahay In Uu Mbappe Ku Biiro Real Madrid”.

March 15, 2023
gudaha Ciyaaraha
61 1
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Madaxweynaha La Liga Javier Tebas ayaa ka hadlay suurtogalnimada ay Real Madrid ugu dhaqaaqi karto saxiixa xiddiga kooxda PSG ee Kylian Mbappe.

Los Blancos ayaa isku dayday Saxiixa xiddiga 24 jirka ah xagaagii laakiin waxa ay ku fashilantay in ay hesho saxiixa xiddiga inkasta oo ay xagaagii hore dalabyo waali ah ka gudbisay saxiixiisa.

Real Madrid ayaan halkaas kaga hadhin xiisaha xiddiga waxana la filayaa in ay mar kale isku dayday in ay u dhaqaaqdo saxiixa xiddiga kadib markii ay PSG waareega 16-ka kaga hadhay champions League.

Isagoo la hadlayay Movistar, Tebas ayaa xaqiijiyay inuu jeclaan lahaa inuu arko Mbappe oo La Liga ka ciyaara una ciyaaraya kooxda Real Madrid.

“Waa hal shay haddii aan arko Mbappe oo Madrid u ciyaaraya halka ay mid kale tahay hadii aan jeclaan lahaa in aan arko Mbappe oo ka ciyaaraya Spain”.

“Waxa aan jecelahay in aan Mbappe ku arko Real Madrid sababta oo ah waxa uu ka dhigi doonaa horyaalka ugu fiican adduunka”ayuu u sheegay Sport.

Related

Xigasho: Kooxda

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Ciyaaraha

Man United Oo Loo Sheegay In Ay Iska Iloobaan Saxiixa Frenkie de Jong, Sabab

March 27, 2023
Ciyaaraha

Rice Wuu Ku Soo Baxayaa Arsenal.

March 27, 2023
Ciyaaraha

Alex Iwobi Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulaysanaysa Horyaalka Premier League Xilli Ciyaareedkan.

March 27, 2023
Ciyaaraha

“Man United Taageere Weyn Ayaan U Ahay Laakiin….”

March 27, 2023
Ciyaaraha

Vinicius Jr Oo Real Madrid Ka Diiday Dalab Ay U Soo Bandhigtay, Ma Ahan Heshiis Cusub.

March 27, 2023
Ciyaaraha

Anceltti Oo Ka Hadlay Mustaqbalkiisa Real Madrid & Xiisaha Xulka Brazil

March 27, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Axad, Mar 26, 2023-Somaliland oo sheegtay in ay Laascaanood ku qaadayso dagaal

    76 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Ciidanka Dowladda oo Howlgallo Ka Bilaabay Shabeellaha Dhexe

    75 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Wararkii ugu dambeeyay ee Qaraxyo Daacish la beegsatay Al-Shabaab – Puntland Times

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Faysal Cali Waraabe oo caddeeyey mowqifkiisa qorshaha cusub ee dagaalka Laascaanood

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Mudug region leads in voter registration for Puntland’s historic elections

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Isniin, Mar 27, 2023-Guddigii Isimada ahaa ee Muqdisho ka yimid oo maanta tagay magaalada Laascaanood si ay xaaladda u qiimeeyaan

March 27, 2023

‘Ma baadhayno qaraxyadii dhuumaha shidaalka ee Nord Stream’

March 27, 2023

DF oo ka hadashay halka uu marayo qorshaha wejiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab

March 27, 2023

Haweeney weerartay Dugsi ku yaal Maraykanka oo ku dishey Lix ruux oo ay carruur ku jirto

March 27, 2023

Isniin, Mar 27, 2023-Ciidamada Fedaralka ee Itoobiya oo rasaas ku furay dad shacab ahaa oo isu soobax ka samaynayay dowlad degaanka Soomaalida

March 27, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Qubanaha VOA, Mar 27, 2023.

March 27, 2023

Saraakiil Mareykan ah oo gaaray degmada Maxaas & Xog ku aadan ujeedkooda (Sawirro)

March 27, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Gaadiidka Guurguura ee Caafimaadka Haweenka oo lagu wareejiyay Wasaarada Caafimaadka

March 27, 2023

Isniin, Mar 27, 2023-Dowladda oo soo bandhigtay xubin ka tirsan Al-shabaab oo isku soo dhiibay

March 27, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.