Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Ciyaaraha

Xiddig Chelsea U Ciyaara Oo Iska Diiday In Uu Ciyaaro Final-kii FA Cup-ka Oo La Ogaaday.

May 16, 2022
gudaha Ciyaaraha
61 1
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Xiddiga daafaca uga ciyaara kooxda chelsea ee Andreas Christensen ayaa lagu soo waramayaa in uu ka yaabsaday xiddigaha ay isku kooxda yihiin kadib markii uu diiday in uu ciyaari Final-kii FA Cup-ka ee sabtidii.

Tuchel ayay xiddigaha Ben Chilwell & Callum Hudson-Odoi dhaawac uga maqnaayeen kulanka taas oo la macno ah in uu tababaruhu haystay daafacyada Trevoh Chalobah, Thiago Silva & Antonio Rudiger kuwaas oo ku bilowday daafaca chelsea.

Si kasta ha ahaatee Christensen oo ku jiray qorshaha Tababaraha in uu ku bilowdo daafaca kooxda ayaa iska diiday in uu ka qayb qaato ciyaarta.

Sida laga soo xigtay Mirror, Christensen ayaa iska diiday in uu ciyaaro taas oo la macno ah in uu xiddiga daafaca ka ciyaara haatanba ciyaaray kulankiisii ugu dambeeyay ee chelsea.

Christensen ayaa la filayay in uu ku bilowdo shaxda laakiin waxa uu go’aankiisa kaga yaabiyay xiddigaha ay isku kooxda yihiin saacad ka hor final-ka.

Xiddiga 26 jirka ah ayaa la sheegayaa in uu heshiis afka ah la gaadhay kooxda Barcelona iyada oo la filayo in uu ku biiro kooxda reer Spain dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Xigasho: Kooxda

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Ciyaaraha

Real Madrid Oo Dhamaystiraty Saxiixa Jude Bellingham

June 7, 2023
Ciyaaraha

Bellingham, Benzema, Mac Allister & Saxiixyada Ilaa Haatan La Dhamaystiray Suuqa Xagaaga.

June 7, 2023
Ciyaaraha

Lionel Messi Oo Go’aansaday Kooxda Uu Ku Biirayo

June 7, 2023
Ciyaaraha

Sadio Mane Oo U Sharaxan In Uu Badalo Karim Benzema.

June 7, 2023
Ciyaaraha

Lacagta Ay Liverpool Ka Bixisay Saxiixa Alexis Mac Allister Oo La Ogaaday.

June 7, 2023
Ciyaaraha

Messi, Gundogan & 10-ka Xiddig Ee Ku Biiri Kara Barcelona Xagaaga.

June 7, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Police probe ‘strange’ ransom demand in Ciku Muiruri’s abduction case

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Al-Shabab militants abduct medical aid workers in Hiiraan region

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Xog ku saabsan qaraxyo saaka laga maqlay Doolow

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Degdeg:- Gedo oo yeelatay Gudoomiye cusub iyo Gudoomiyahaas oo loo diiday in uu usafro Gobolka. – Puntland Times

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Police reservist killed as al-Shabaab militants attack communication mast in Wajir

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Arbaco, Jun 7 , 2023-Faahafahin Alshabaab oo weerar ismiidaamin ah ku qaaday saldhigga ciidamada Itoobiya ee Doolow

June 7, 2023

Real Madrid oo 103 milyan oo euro kusoo iibsatay Jude Bellingham

June 7, 2023

Real Madrid Oo Dhamaystiraty Saxiixa Jude Bellingham

June 7, 2023

Faahfaahin:- S/Land iyo SSC oo Madaafiic isku waydaarsaday Laascaano + Guryo gubanaya iyo dhaawacyo… – Puntland Times

June 7, 2023

DEG DEG Puntland oo War Lama Filaan ah Kasoo Saartay Doorashada Garoowe iyo Cabsi Xoogan oo Laga Qabo in Dagaal uu

June 7, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Fahad Yasin oo Warqad furan u soo diray RW Xamsa (Labo Sifo waad ka bad qabtaa)

June 7, 2023

Arbaco, Jun 7 , 2023-Shirka Wasiiradda Maaliyadda DFS iyo dowladda goboleedyada oo War murtiyeed laga soo saaray

June 7, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Dhoofka xoolaha so si xooggan uga socda dekedda Boosaaso

June 7, 2023

Bellingham, Benzema, Mac Allister & Saxiixyada Ilaa Haatan La Dhamaystiray Suuqa Xagaaga.

June 7, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.