Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Ciyaaraha

Xulka Belgium Oo Ka Hadhay Koobka Adduunka Kadib Bar-Baro Ay La Galeen Croatia

December 1, 2022
gudaha Ciyaaraha
58 4
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Xulka Belgium ayaa ka hadhay koobka adduunka kadib markii ay bar-baro niyad jab leh la galeen xulka Croatia Kulan uu Lukaku khasaariyay fursado waali ah,

Xulka Croatia ayaa maamulayay ciyaarta waxana ay ahayeen xula Fiican ciyaarta guud ahaan laakiin xulka Belgium ayaa helay fursadaha ugu cad-cad kulanka.

Croatia ayaa inta badan maamulayay dhinaca kubad haysashada laakiin Belgium ayaa ciyaarayay weeraro rogaal celis ah.

Guud ahaan ciyaarta ayaa ahayd mid ay labada xul u ciyaarayeen sidii isku mid ah iyada oo xulka Belgium raadinayay sidii ay u badin lahaayeen.

Xiddiga Lukaku oo badal ku soo galay qaybta dambe ayaa xulkiisa ka khasaariyay fursado waali ah oo aanad aamini karin in uu khasaariyay.

Waxa bar-baro 0/0 ah ku kala baxay labada xul taas oo keentay in uu xulka Belguim ka hadho koobka adduunka Qatar 2022.


Laacib TV

Xigasho: Kooxda

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Ciyaaraha

Lionel Messi Oo Sucuudiga Kaga Daba-Tagay Cristiano Ronaldo.

January 27, 2023
Ciyaaraha

Cristiano Ronaldo Oo Afka Laga Galin Karo Ganaax 30 Maalin Ah, Sabab.

January 27, 2023
Ciyaaraha

Brighton Oo Ka Jawaabtay Dalabkii Ay Arsenal Ka Gudbisay Moises Caicedo

January 27, 2023
Ciyaaraha

Rashford Lama Joojin Karo Hadii…?

January 27, 2023
Ciyaaraha

Klopp Oo Kashifay Wakhtiga Ay Soo Laaban Doonaan Xiddigaha Van Dijk, Firmino & Jota.

January 27, 2023
Ciyaaraha

Arsenal Oo Dalab Rasmi Ah Ka Gudbisay Xiddig Khadka Dhexe Ku Fiican

January 27, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Al Shabaab leader killed in Galgadud

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Wararkii ugu dambeeyey ee shirka ka furmaya Laascaanood

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Puntland oo maxkamad soo taagtay xubna loo haysto kamdi ahaanshiyaha Al-shabaab

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • US military kills senior Islamic State official in Somalia

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Taliyihii sirdoonka Al-Shabaab ee Soomaaliya oo la dilay – Puntland Times

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Dowladda Soomaaliya oo soo dhaweysay dilka Bilaal al-Sudani

January 27, 2023

Jimco, Jan 27, 2023-Madaxweyne Xasan Sheekh “Caalamka iyo inta badan dadka Soomaaliyeed kuma qanacsaneen howlgalka ka dhanka ah Al-shabaab”

January 27, 2023

Gobolka Osun ma u wareegi doonaa APC doorashada madaxweynaha?

January 27, 2023

Sawirro: Xasan Sheekh oo xog cusub siiyey waalidiinta ciidanka ku maqan Eritrea

January 27, 2023

Madaxweyne Xasab Sheekh oo la kulmay Waalidiin Carruurtooda Eritrea loo qaaday (Sawirro)

January 27, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Soomaalida dalka Kenya oo walaac ka muujiyay HADAL kasoo yeeray Raila Odinga

January 27, 2023

Jimco, Jan 27, 2023-Shirka isimada dhaqanka Laascaanood oo dhawaan furmaya

January 27, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Lionel Messi Oo Sucuudiga Kaga Daba-Tagay Cristiano Ronaldo.

January 27, 2023

Inta u dhaxaysa Israa’iil iyo Afrika, heshiis guul-guul ah

January 27, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.