Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Wararka Caalamka

Ciidamada Israa’iil oo toogasho ku dilay suxufiyad ka tirsan Al-jazeera 

May 12, 2022
gudaha Wararka Caalamka
60 2
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Wariye ka tirsan Aljazeera ayaa lagu dilay rasaas ay ciidamada Israa’iil ku fureen maanta oo Arbaca ah dhulka la haysto ee Daanta Galbeed, sida uu sheegay Telefishinka laga leeyahay Qadar, balse militariga ayaa sheegay in laga yaabo in ay toogteen dad Falastiiniyin ah oo ay isku dhaceen ciidamkeeda.

Mid ka mid ah saraakiisha Falastiiniyiinta ayaa sheegay in Shireen Abu Akleh ay dileen ciidamada Israa’iil xilli ay ka warbixineysay weerar ka dhacay magaalada Jenin, oo todobaadyadii lasoo dhaafay ay kordheen weerarada ay ciidamadu geysanayaan.

Wasaaradda caafimaadka Falastiin ayaa xaqiijisay geerida Abu Akleh, waxayna sidoo kale sheegtay in weriye labaad oo lagu magacaabo Ali Samodi isna la dhaawacay.

War qoraal ah oo uu soo saaray militariga Israa’iil ayaa lagu sheegay in ciidamadooda ay rasaas ku fureen kadib markii ay rasaas xoog leh kala kulmeen Jenin, waxayna intaas ku dareen ‘inay ay suurta gal tahay, in suxufiyaddan ay ku dhimatay rasaas ay soo fureen falastiiniyiintu, laakiin hadda uu socdo baaritaanka dhacdan.



Xigasho: Horseed Media

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Wararka Caalamka

Wareega labaad ee doorashada Madaxweynaha Turkiga oo bilaabatay

May 28, 2023
Wararka Caalamka

Qaramada Midoobay oo si adag u cambaareysay weerarradii lagu qaadday magaalada Buulo Mareer

May 27, 2023
Wararka Caalamka

Musharraxii kaalinta 3aad ka galay doorashada Turkiga oo u tanaasuley Erdogan

May 22, 2023
Wararka Caalamka

Madaxweynaha Ukraine oo dhiggiisa Mareykanka Joe Biden kula kulmaya Japan

May 20, 2023
Wararka Caalamka

Hogaamiyaha Milatariga Sudaan oo xilkii ka qaaday taliyaha ciidamada booliska ee dalkaas

May 16, 2023
Wararka Caalamka

Kenya oo dib u fureysa xuduudaha ay la wadaagto Soomaaliya

May 15, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • US Africa Command launches strike against al-Shabaab militants

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Somali forces capture four al-Shabab members, kill one leader

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • ATMIS to withdraw 2,000 troops from Somalia

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • QM oo war kasoo saartay weerarkii lagu qaaday xerada ATMIS ee Buulo-Mareer – Allbanaadir.com | Warar Sugan | Xigasho Iyo Xaqiiq ku Salaysan | Waa Astaanta Allbanaadir Media

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Safaaradda Maraykanka oo ka cabatay bahdil ay u gaysteen ciidamado Soomaaliyeed

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Taalibaan oo hanjabaad culus u dirtay Iran kaddib dagaal labada dhinac dhax maray

May 28, 2023

Somali leaders reach landmark political agreement

May 28, 2023

Fiqi oo faah-faahin dheeraad ah ka bixiyay heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran

May 28, 2023

Rashford, Bellingham, Lukaku, Neves, Messi, Mac Allister, Saka & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga.

May 28, 2023

CCCSharmaake “Golaha Wadatashiga Qaran ma waxa uu isku beddelay taliskii Millateriga ee hore”. – Puntland Times

May 28, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Mareykanka oo ‘duqeyn ku burburiyay’ hubkii ay Shabaab ka qaateen ATMIS – Allbanaadir.com | Warar Sugan | Xigasho Iyo Xaqiiq ku Salaysan | Waa Astaanta Allbanaadir Media

May 28, 2023

Madaxweyne Museveni oo xaqiijiyay in Al-shabaab ay dileen askar ka tirsan ciidanka Uganda

May 28, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Udgoon Siyad backs Noordin Haji,says he’s upto the task for NIS job

May 28, 2023

Museveni oo xaqiijiyay in Al-shabaab ay dileen akar ka tirsan ciidanka Uganda

May 28, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.