Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Wararka Caalamka

Weerar ay dad badan ku dhinteen oo ka dhacay dalka Mareykanka

May 15, 2022
gudaha Wararka Caalamka
60 2
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Nin ku hubaysan qori ayaa xabbad ku furay dad ku jiray dukaan ku yaalla magaalada Buffalo, gobolka New York ee dalka Maraykanka.

Ninka ayaa dilay ugu yaraan 10 qof, ka hor intii aan saldhigga loo xakayn, sida saraakiil ciidanka ka tirsani ay u sheegeen wakaaladda wararka ee Associated Press.

Faahfaahinta tirada inta qof ee dukaankan oo lagu magacaabo Tops Friendly Market ku jirtay iyo xaaladda ay ku sugan yihiin ayaanan wali la haynin.

Dambi-baarayaasha ayaa aaminsan in ninka dilka geystay, laga yaabo, uu si toos ah weerarka u duubayey.

Dambi-baarayaasha ayaa eegaya in qorshaha weerarkiisa uu baraha bulshada ku sii shaaciyey iyo in kale.

Saraakiisha ayaa sheegay in baaristu ay marxaladihii u horeeyey ku jirto, ciidankuna aanu wali caddeyn karin wixii ninka weerarka ku riixay.

Hase yeeshee, ay eegayaan in toogashadu ay dhinaca isirka la xiriirto.

Dukaanka ayaa ku yaalla xaafad ay dadka madowga ahi u badan yihiin, taas oo 5km ka fog faras magaalaha Buffalo. Goobaha ku wareegsan ayaa ah goobo la deggan yahay.



Xigasho: Horseed Media

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Wararka Caalamka

Ugu yaraan 17 qof oo ku dhintay qarax ka dhacay masaajid ku yaalla Pakistan

January 30, 2023
Wararka Caalamka

Ruushka iyo Eritrea oo ka wada hadlay xiriirka labada dal iyo colaadda Ukraine

January 27, 2023
Wararka Caalamka

Rwanda oo soo riday diyaarad militeri oo laga leeyahay DR Congo

January 25, 2023
Wararka Caalamka

Jarmalka oo ogalaatay inay Ukraine siiso hubka culus ee dalkeeda lagu sameeyo

January 25, 2023
Wararka Caalamka

Madaxweyne Erdogan oo sheegay inaanay Sweden ka mid noqon doonin NATO

January 24, 2023
Wararka Caalamka

Qaar kamid ah taageerayaasha Arsenal oo lagu xiray Uganda

January 23, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Kooxo hubeysan oo caawa weerar culus ka geystay saldhig ku yaalla Muqdisho

    77 saamiyo
    La wadaag 31 Tweet 19
  • Russian helicopter fired upon at Mogadishu Airport

    75 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Somalia says 136 Al-Shabab members killed in operation

    85 saamiyo
    La wadaag 34 Tweet 21
  • Qarax dhimasho sababay oo ka dhacay Muqdisho

    77 saamiyo
    La wadaag 31 Tweet 19
  • Before a secret raid on an ISIS leader’s mountain cave complex, US forces ran the mission at a special recreation of the target Area

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

CALI DHEERE oo toogtay kooxdiisa Shabaab – Fallanqeyn – Allbanaadir Media

January 30, 2023

Masuul uu maalin ka hor Magacaabay RW Xamse oo xilka la wareegay (Sawirro)

January 30, 2023

CALI DHEERE oo toogtay kooxdiisa Shabaab – Fallanqeyn

January 30, 2023

Isniin, Jan 30, 2023-Wasiiradda Gaashaandhiga dalalka Soomaaliya iyo Jabuuti oo Muqdisho ku kulmay

January 30, 2023

Isku Aadka Wareega 16-ka FA Cup-ka Oo La Soo Saaray

January 30, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Mareykanka oo shacabkiisa uga digay iney booqdaan 19 dal iyo Somalia..

January 30, 2023

Isniin, Jan 30, 2023-Dowladda Soomaaliya oo waxbarasho siinaysa carruurta ku nool degaanada laga xoreeyay Alshabaab

January 30, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Arsenal Oo Badalka Moisés Caicedo Ka Heshay Chelsea.

January 30, 2023

Bankiga Adduunka oo saddex arrin ku amaanay Maamulka Taliban ee dalka Afghanistan

January 30, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.